| Jumciyada Al Ixsaan oo Soobandhigtay Arday Kaqalanajabisay Barashada Qur'aanka |
|
|
|
| Written by Administrator |
| Sunday, 07 February 2010 21:31 |
|
Jumciaya nolanta qur'aanka kariimka iyo Cilmiga Diinta islaamka ayaa soobandhigay arday kasoo qalanbaisay dugsiyo kukala yaal magaalada Gaalakcyo moo ay maamulsho jumciaya al ixsaan Xaflad lagu maamuusday ardayda qalanjabisay ayaa kadhacday magaalada Gaalkacyo waxaana kasooqaybgalay Culuma Udiin Waalidiin iyo qaybo kale oo hallkaasi hadlo kaladuwan kasoojeedshay Sidooakale waxaa halakaasi hadlo kajeediyey Shiiq Muxadiin Yuusuf bare oo ah gudoomiayah Jumciaya AL IXSAAN oo Deegaanada Galmudug kahirgalisay dugsiyo Cilmiaga diinta iyo kuwa maadiaga ahba lagu barto
Arinta ugu xiisaha badnayd ee dad badan oo kasoqayb galayaasha ah ay u riyaaqeen ayaa ahayd in arday laga keenay deegaanada miga da dooduna ay aad u yarayd ay soobadndhigeen aqoon maadi ah sida iayagoo halakaasi kasheegay luuqado qalaad iyo cili kale
|
| Last Updated on Sunday, 07 February 2010 22:29 |




Jumciyada Al Ixsaan oo Soobandhigtay Arday Kaqalanajabisay Barashada Qu'aanka Kariinka Dugsiyo kuayaal Gaalakacyo Iyo Dagmooyin Hoos yimaaada Daawo Sawirada







