|

Innaa Liilaahi Wa innaa ileyhi raajicuun, tacsi cucub

Innaa Liilaahi Wa innaa ileyhi raajicuun,
Dhammaan qoyska Reer Fiqi Axmad  oo ay soo gaartay Geeridii naxdinta lahayd EE Xaaji Maxamad Diirshe (Xaaji Keysh)
waxay u tacsiyeynayaan Xaaskii,Caruurtii, qoyskii, assaxaabti iyo dhamman intii ay macaarifta ahaayeen ee ku kala nool
guud ahaan Soomaaliya Nairoobi, yurub, Canada iyo Ameerica.
Dhammaanteer samir iyo Iimaan Alle Ha naga siiyo. AAmiin.
Daahir Faarax Guuleed

Xallima Fiqi Axmad
Nadiifa Fiqi Axmad
Sheikh Abdulqaadir X.Cadde Fiqi
Dr.Cadiraxmaan macallin Fiqi
Cismaan Xassan cadde Fiqi
Col.AliBaashi Maxamad Xaaji Cumar
Drs. Xaali Xaaji Cumar Fiqi
Drs. Xaawa daaud Fiqi
DR. Abdicasiis Maxamad xaji
Cismaan Sheikh Cabdi Kariim
Muumina Xassan cadde Fiqi
Caash Mxamad Siciid Fiqi
faduma Maxamad Siciid Fiqi
Diib Cabdiraxmaan fiqi
Dr. saleebaan daaud fiqi
Cumar xassan haybe
Faaduma Daauud Fioqi
Xaawa Muuse Fiqi
Abdi macallin Fiqi
Burci maxama xaji Cumar
Ilyaas maxamad xaaji Cumar
iyo dhamman yar iyo weyn

i naali laahi wanaa ilaahi rajicuna) waxan tacsi udirayna ( marxu maxamed dirshe o loyaqan) xaaji keysh! waxa udiraya dhaman jaaliyada galmudug ee sweden gar ahaan stockholm qasatan!

Hussein Ali Diriye
Muse Cateye
Mohamed Ali Diriye ( Fardax)
Abdulahai Ali Eaga
Shafici Abdi Ali Jama
Abdi Elmi Dagal
Abdulaahi Yusuf Dini
Prof Omar Cadow
prof Abdulahi Cosoble Barre
Abdinur Quran Kadag
Abdulahai warsame Gorod
Abdirahman warsame Gorod
Gudumaya jiladda Ali Aalad Ahmed Ali Danan
Mahdi Ahmed Farah
Hasan fuje Osman
Said Ahmed Abdi
Mohamed Dahir Jama ( Abuuras)
Macalin Bashiir sheekh Mohamed
Ali warsame Gamuure(roobo)

Abdirahman Mohamud Idle (rodol)
macalin Said Hasan Elmi )Fagas)
Abdirisak Mohamed Kaynan (sarcad)
Abdinasir Said Dhore
Ahmed Ali Kadiye
Mohamud Ahmed Kulane
Dahir Ahmed Kulane
Abdifitah Khalif Aden
Abdulahai Dangaab
Ali Hashi Hasan
Hawo Ali Diriye
Hawo Cartan Dirshe
Nasteho Husien Kadiye
Asli Jama xashi
Halimo Jama Hashi
Falis Jama hashi
waxaan ilahay haga baryana inuu janadii ka warabiyo intii u ka taganyan samir iyo amiin ka siiyo

 

 

innaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun geerida kutimid xaaji maxamed diirshe oo ku geeriyooday nayrobi waxaan leeyahay naxariistii jano allaah hakawaraabiyo intii uu katagayna samir iyo iimaan ha ka siiyo dadka yaqaanay iyointii wax ka dhaxeeyeenba ha iska cafiyeen intaa kadib waxaan leeyahay xaajiga magaciisu waa maxamed naynaastiisuna waa xaaji kaash ee maahayn sida ninkii iga horeeyay uu uqoray ASCW

 

innaa lilaahi innaa ileehi raajicuun . waxaan leeyahay allaah ha unaxariisto sida aduunka looga jeclaana aakhirana halooga jeclaado: aamiin aamiin. nin culus baa tagay waxaan idin dhihilahaa iska cafiya nin xun maahayne anoo wiliba anigu iska bilaabaya waxaan leeyahay cafi iyo massaabax: waxaan kalo leeyahay samir iyo iimaan allaah ha kasiiyo ehelkiisii oo dhan iyo intii jeclaydba iyo saaxiibadiisiiba

 

anago kala ah (1) barae maxamed cawale (2) c/fitaax c/qadir maxamed (3) maxamed cabdi shaciye (4) maxamed dhigato xashi (5) liiban dahiir cadceed (6) qadar c/qadir dhagayare (7) yasiin axmed gelle (8) muqtaar sh.maxamed farax ….. anagoo jognah dalka south africa
waxaan halaakaan uga tacsiyeeyneynaa dhamaan ehelada iyo qarabada uu ka geriyooday maxamed diirshe cade oo lo yaqaan haji keysh. Allaha unaxariistoo naxariistii janada Allaha kawaraabiyo anaganah samiir iyo iimaan Allaha naga siiyo…Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

anigoo ah abdul adan guuled waxaan halkaan tacsi ugu dirayaa dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday waxaana allah uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo qaraabadii iyo eheladiiina uu ka tagayna.samir iyo iimaan allah ka siiyo waxaana naga tagay nin culus ( inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun)

 

anigoo ah shiine ali siciid geele kuna hadlayo Magdalena iyo jaliyadaha galmudug iyo ardayda jamacadaha dhigata ee rer galmudug dal iyo dibad waxan halakn uga tacsiyaynaynaa halyaygii ganacasadahii hal gamaagii nabadoonkii aabehii umada alla unaxariistee xaaji maxamed dirie (xaaji keysh)
oo ku geeriyooday dalka kenya casimadiisa nairobi cawa oo ay tariiqdu tahay 12/06/2012 sacaduna aheed 09.30 habeenimo

ilaahay waxan uga baryayaa in unaxariisto samir iyo iimana illaahay nagasiiyo dhamanteed eheladii iyo qarabadiina samir ilahay kasiiyo

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news