Dahabshiil-Gif
 
|

Jaamacada Galkacyo Universty Gu Iyo Wasarada Waxbarashada Galmudug Oo Maanta Imtixaan Kaqaaday Ardayda Sanadkan Dhamaynaysa Dugsiyada Sare

111
Gudoomiyaha Jaamacada Gaalakcyo Universty Gu Macalimiinta Jaamacadaasi Iyo Sidoo Kaleeto Xubna Katirsan Wasaarada Waxbarashada Galmudug Ayaa Maanta Siwada Jira Waxa Ay Uqaadeen imtixaan Laga Qaaday Ardayda Sanadkaan Kaqalin Jabineysa Dugsiyada Sare Ee Kuyaala Magaalada Gaalkacyo Kuwaas Oo Gogol Xaar u Ah Imtixaanka Guud Ee Dawladu Ay Qadayso Sanadkaan Si Ardaydu Ay is Kukalsoonaadaan Lana Qabsadaan Qaabka Imtixaanaadku Ay Uqabsoomayaan
Ardayda Imtixanaadka Ufariisatay Maanta Ayaa Tiradoodu Ay Gaaraysay 125 Arday Oo Iyagu Kakala Socday Dugsiyada Sare Mudug Alshacab Iyo Sidookaleeto Dugsiga Sare Ee Cabdulaahi Ciise OO Hawlkiisa Isagu Uu kafurmay Imtixaanku Maanta
Gudoomiyaha Jaamacada Gaalkacyo university Gu Ayaa Qaadayey Imtixaanka Waxana Ka Arkayey Maanta Isaga Oo Dhex Taagan Ardayda Imtixaanka Ufariisatay
Maxamuud Adam Cabdulle Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Galmudug Ayaa Codka mudug Uga Warmay Imtixaanka Waxaana Ushegay In Ay Tahay Fursad Ardaydu Ay Uga Qayb Qadanayaan imtixaanka Sanadka Soosocda
Qaar Kamid AH Ardayda Maanta ufariisay Imtixaanka Oo Codkamudug Ay Wax Kaweydiisay Dareenkooda Ayaa tilmaamay in Tani Ay Gogol Xaar Utahay In Arday Walba Isaga oO is Kukalsoon Uu Qayb Kaqayb Qaadan Doono Imtaanka Dawladu Ay Qaadeyso 
Gudoomiyaha jaamacada Ayaa Pr Cabdul Qaadir Maxamed Shirwac Ayaa  Sheegay in Ay Siiwadayan Dadaalada Ay kudoonaayan In Ardaygu Uu Helo Dhiirigalin Waxbarasho 
Dhagayso Warbbixinta Maxamed Siciid Somali

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news