04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Idiris C/kariim Nuur
idirisnuur@hotmail.com
+25290664777
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

KAYDKA WARARKA 
CodkaMudug.Com

 

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 
 
Wasaarada caafimaadka ee galmudug ayaa sheegtay inay wado qorsho ay wax oga qabanayso baahida caafimaad ee kajirta deegaanada galmudug iyadoo lakulantay ururka caafimaadka aduunka ee WHO. 13/05/08
Qaad ka mid ah dadweynaha magaalada galkacyo ayaa soo dhaweeyay hdal dhawaan ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha df nuur xasan xusen (nuur cadde)  oo ahaa in hub ka dhigis lagu samayn doono gudoomiyaha gobolka banaadir.12/05/08
Kulan Maantay Ay Isugu Yimaadeen Xubna Ka Kala Tirsan Golayaasha Dowlad Gobaleed Galmudug Luguna Qabtay Magaalada Gaalkacyo Ayaa Looga Hadlay Marxaladaha Dalku Kujiro...10/05/08
MAXAMUUD MAXAMED CAWAALE  OO KAMID XUBNAHA SIDA WAYN UGU OLOLEEYA HORUMARINTA GALMUDUG STATE KUNA NOOL UK OO DHAWAAN KASOO LAABTAY SAFAR UU KUTAGAY GALMUDUG 09/05/08

Hubka-dhigis lagu sameynayo sadexdan Masuul 09/05/08

Xaflad si heerr sare ah oo loo sameeya Gudoomiyaha Cusub ee baarlamaanka Galmudug State Mudane Mahamed Salaad Ducaale 08/05/08 (Daawo sawirada)

Ethiopia accuses Amnesty of smear campaign
08/05/08

In k badan 55 araday oo maanta u fariisatday imtixaanka dugsiga dhexe ee iskuulka al shacabka ee magaalada gaalkacyo 05/05/08

  Roobab mahiigaana oo si'aada loogu diirsaday oo kada'ay Galmudug State

 

Abaarihii Gobolada Mudug iyo Galguduug oo cirka isku sii shareeray iyo dhimasha tiro dad ah 29/04/08(Daawo sawirada)
Magaalada Gaalkacyo Oo Xiligaan Ay Soo Wajahday Byiyo La’aan Gaar Ahaan Xareedii Iyo Biyihii Warshaduhu Sifayn Jireen.28/04/08
Maareeyaha Mashruuca Biyaha Carafaat oo bulshada magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay iska daayaan walaaca ay ka qabaan go’itaanka biyaha ceelasha Mushruucaasi.
27/04/08

Guddiga gurmadka abaaraha dowlad goboleedka gal mudug ayaa xalay ku soo laabtay xarunta dowlad goboleedka ee magaalada Gaalkacyo 27/04/08

Madaxtooyada gal mudug oo looga dhawaaqay  magacyo masuuliyiin kala duwan oo xagga  xukumada iyo maamulka dowladda hoose ah . 27/04/08

Kumanaan Ardada dugsiyada Waqooyiga  Magaalada Gaalkacyo oo bannaan bax roob doon ah ka dhigeen duleedka cir jiife ee Gaalkacyo.26/04/08
Maaamulka gobolka xiriir iyo wax garadka deegaankaasi ayaa baaq codsi gacan ka gaysasho dhibaatooyinka biyo la,aantu ugu horrayso u soo gudbiyeen maamullada dalka ka jira iyo Jaaliyadaha dibadda23/04/08
Gudiga gurmadka abaaraha dawlad goboleedka galmudug satate oo deeqo gaarsiiyay deegaano ka tirsan mudug iyo galgaduud oo ay abaaruhu samaameyeen.22/04/08
Guddiga Abaaraha Gal Mudug Oo Soo Bandhigay Warbixin La Xariirta Macaawinada Soo Gaartay Iyo Meelaha Ay Gaarsiiyeen22/04/08
Xaflad Lagufurayey Xarun Cusub Oo Mch Ah Ayaa Maantay Kadhacday Xaafadda Bul Bishaaro Ee Magaalada Gaalkacyo21/04/08
Qybtii Koowaad Ee Qaybinta Rashinka Gudiga Abaaraha Galmudug20/04/08
Taliyaha Ciidanka Qaybta Booliska Oo Sheegashadaan Been Abuur Fidno Abuur Ah Ku Tilmaamay17/04/08
isku soo bax ballaaran oo allaah roob loogaga baryayay oo ka dhacay degmada wisil ee gobolka hobyo. 16/04/08
Xaflad Aad Uqiimabadan Oo Lagusoo Dhaweynayey Hayadda M.S.F Hollan Ayaa Maanta Ka Dhacdey Isbitalka Koofurta Magaalada Gaalkacyo 16/04/08
Shirkadda Xawaalada Hodan Goloobal Ayaa Maanta Guddiga Abaaraha Gal Mudug Guddoonsiiyay Deeq Lacaageed Oo Dhan 5kun Oo Doolarka Mareeykanka Ah15/04/08
Qaybaha Waawayn Ee Ganacsiga Magaalada Gaalkacyo Oo Irdaha Loo Laabay.15/04/08
Gacan Ku Haynta Cadaado Oo Ku Wareegtay Xooggaga Wax Iska Caabinta14/04/08
Masuul ka tirsan dowlad goboleedka gal mudug ayaa beeninay warar ay bbc-du faafisay.14/04/08
Suuqyare muhiim ah oo laga furay xaafadda wada jir ee gal mudug.14/04/08(Daawo Sawirada)
Askari booliis ah ayaa ku geeriyooday mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii ay xalay kooxo hubeeysan ay bambo gacmeed ku weerareen laanta horseed ee degmada yaaqshiid ee gobolka banaadir.13/04/08
Ciidamada Dowladda Itoopiya Oo Ku Soo Qulqulaya Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gal Gaduud12/04/08
Waxyaabaha Sababay Ku Dhawaaqidda Gobolka Cusub Ee Xiriir 12/04/08
Dadaallo la doonayo in gacan loogaga gaysto bixinta miinooyinka iyo waxyaabaha aan wali qarxin ee ku jira deegaannada dowlad goboleedka gal mudug,12/04/08
Tv-Ga Unaversal Oo Lagu Dhaleeceeyay In Uu Faafiyo Barnaamijyo Diinka Islaamka Looga Soo Horjeedo.11/04/08
  Warsaxaafadeed Eedaynta Siciir Bararka Loogu Jeediyay Shirkadaha Jaadka Iyo Qiimaha Sarifka Oo Meeshii Ugu Xumayd Gaaray.11/04/08              
Wafdi Uu Horkacayey Wasiirka Maaliyadda Dowlad Gobaleedka Galmudug Ayaa Dhawaan Ku Soolaabtay Magaalada Gaalkacyo.09/04/08
Guddiga Arrimaha Abaaraha Dowlad Goboleedka Gal Mudug Ayaa Maanta Kulan Ballaaran Ku Yeesheen Xarunta Madaxtooyada Gal Mudug Ee Magaalada Gaalkacyo06/04/08
Kuxigeenka Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Dawlad Goboleedka Galmudug Satate Salaad Max’d Guuleed {Dhagatarre} Ayaa Sheegay In Guddiga Qiimaynta Abaaraha Galmudug Ee Dhawaan La Magacaabay06/04/08
Masaajidda Magaalada Gaalkacyo Qaar Kood Oo Maanta Laga Bilaabay Ololayaal Taakulayn Loogugu Aruurinayo Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen Ee Deegaannada Dowlad Goboleedka Gal Mudug Ee Gobollada Mudug Iyo Galgaduud.05/04/08
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Maxamuud Muuse Xirsi Cadde Oo Kulamo Kula Leh Goday Masuuliyiin Ka tirsan Dowladda Ethopia.05/04/08
Hay’ada Udooda Xaquuda Aadaha Ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud Ayaa Ku Eedaysay Shirkadaha Qaadka Keena Gobolka Mudug In ay Hormuud Uyihiin Sicir Bararka Ka Jira Suuqyada M/Galkacyo.05/04/08
Maamulka Dagmada Cagaaran Ee Gobolka Mudug Ayaa Wada Dadaal Uu Kudoonayo In Saldhig Ciidan Uu Uga Hergaliyo Isla Deegaankaas.04/04/08
Idaacadda Codka Mudug  Ayaa Maqnaasho Qaatay In Ka Badan 24 Saacadood Ka Dib Hawada Ku Soo Laabatay.03/04/08
Wafti Ka Socday Dowlad Goboleedka Gal Mudug Oo Ku Soo Laabtay Gaalkacyo Ka Dib Kormeer Ay Ku Soo Mareen Deegaannada Abaartu Saamaysay Qaarkood.03/04/08
(Daawo Sawirada)
Dadweynaha Soomaaliyeed ee Magaalada Gaalkacyo ayaa aad u qiray heerka ay gaarsiisan tahay dhibaatada Abaartu iyo sida loogu baahan yahay in layskugu kaalmeeyo.30/03/08
War Dag Dag ah:
Allaaha Ha U Naxariistee Majaajilaystihii Caanka Ahaa Ee Soomaaliyeed Cabdullaahi Amiir Nuur Oo Ku Magac Dheeraa Aw-Kuukuu Ayaa Caawa Ku Geeriyooday Gurigiisii Oo Ku Yiil Magaalada Muqdisho.29/03/08

Masuuliin ka tirsan dowlad goboleedka Gal Mudug ayaa galabta ilaa caawa shir uga socday xarunta Idaacadda Codka Mudug  ee Magaalada Gaalkacyo oo ay kula yeesheen Maamulka iyo shaqaalaha idaacadda codka mudug.29/03/08

Kulan Balaaran Oo Ay Wada Yeesheen Ururka Naafada Doowlad Gobaleed Ka Galmudug Ee Somdo Iyo Qaar Ka Tirsan Jaaliyadda Dibadda Oo Ka Dhacay Xarunta Urur Kaasi Ee Magaalada Gaalkacyo.29/03/08
Maxamuud Maxamed Cawaale Oo Ka Tirsan Jaaliydda Gal Mudug Gaar Ahaan (U.K) Ayaaa Bogaadin Aad U Qaali Ah U Jeediyay Maamulka Iyo Shaqaalaha Idaacadda Codka Mudug
Daawo Sawirada 28/03/08 
  
     
Guddoomiyaha Gobolka Hobyo Ee Dowlad Goboleedka Gal Mudug Oo Ansaxiyay Maamul Ay Dadka Degamada Wisil U Doorteen Degmadaasi 28/03/08

Xafad Balaaran Oo Lagu Maa Muusayay Dhalashada Nabigeenna Muxamad (Nnkh) Ayaa Galabta Kadhacday Dugsiga H/Dhexe C/Laahi Ciise Ee Xaafadda Dalsan Magaalada Gaalkacyo 28/03/08

 

Isku soobax aad u balaaran oo roob doon  ah ayaa maanta ka dhacay degmada cadaado ee gobolka galgduud.26/03/08


Maamulka Dagmada Cagaaran Gobolka Mudug Ee D/G Puntland Oo Qaylo Dhaan Xoogan Ka Soo Saaray Abaaraha Kajira Deegaankaas 27/03/08


Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlad Goboleedka Gal Mudug Ayaa   Ka Qayb Galeen Xaflad Lagu Maamuusayay Dhismo Qoys Soomaaliyeed Oo Lagu Qabtay Guriga Wasiirka Warfaafinta Gal Mudug Ee Magaalada Gaalkacyo.27/03/08


Ciidamada nabad galyada galmudug ayaa bilaabay xiliyada habeen kiiya howl galo lagu sugayo amaanka magaalada gaalakcyo.26/03/08

 Xaalufinta lagu hayo  dhirta ku taalla deegaanada D/G/Galmudug oo noqotay mid dhibaato balaaran u gaysatay dad ka iyo duunyada ku dhaqan deegaanadaas.26/03/08

 

Qayla Dhaan Laga Soo Saaray Xaaladda Abaareed Ee Gobolada Dhexe Gaar Ahaan Mudug Iyo Galgaduud. 26/03/08

Dadaallo Ballaaran  laguna dhisayo dowlad goboleed oo wali ka socda Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.25/03/08

Dadaallo xagga nabad galyada ah oo ka socday Magaalada Gaalkacyo ayaa u muuqda in  guulo waa wayn laga soo hooyay 25/03/08

Sicir Barar Aad U Balaaran Ayaa La Saameeyay  Bilihii Ugu Danbeeyay Suuqyada M/Gaalkacyo Taas Oo Ka Dambaysay  Xilli  Lacago Been Abuur Ah Laga Soo Buuxshay Gudaha Magaalada Galkacyo.23/03/08 (Daawo Sawirada)

Xaflad Balaaran Oo lagu xusuayay Dhalashada Nabigeenna Suuban ee Muxamed NNKH Ayaa galabnimadii khamiista taariikhdu ahayd 20/3/2004 waxaa  lagu Qabtay xarunta Dugsiga Sare Mudug xaafadda Garsoor Ee Magaalada Gaalkacyo.21/03/08

 

Guddoomiyaha Guddiga Amniga Dowlad goboleedka Gal Mudug oo sheegay in la fashiliyay koox burcad ah.21/03/08

Ku simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Gal Mudug Cabdisamad Nuur Guuleed ayaa shalay waxaa uu kulan kula yeeshay Xarunta Madaxtooyada Gal Mudug ee Magaalada Gaalkacyo  Cabdullaahi Cismaan Jaamac oo ka tirsan Jaaliyadda Gal Mudug ee  ku nool Carriga Ingiriiska.20/03/08.. Hal  Qof Oo Rayid Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Iyo Dadaallo La Doonayo In Wax Loogaga Qabto Nabad Galyo Xumo Taagan.19/03/08

Xaaladda Goobihii Ay Shalay Dagaaladu Ka Dhaceen Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Maanta Dagan.18/03/08

Wararka Ka Imaanaya Deegaanka Golol Ee Degmada Afbarwaaqo Ee Gobolka Hobyo Ayaa Sheegaya In Hal Nin Uu Dhintay Geel Boqol Halaad Ku Dhowna La Dhacay17/03/08
Dagaal Saaka Ka Dhacay Magaalada
Gaalkacyo Ayaa Gaystay Dhimasho Iyo Dhaawac
. 17/03/08]
Guddiga abaaraha puntland ee gobolka mudug oo soo saaray bayaankoodii ugu horreeyay.17/03/08

XILDHIBAAN AXMED DUCALAE GEELLE(XAAF) OO SOCDAAL XOG OGOOOL U NOQOSHO AH KU SOO MARAY QAARKA MID AH XARUMAHA HAY'ADAHA GAALKACYO.16/03/08

Hay’adda Xaquuqul Insaanka Cabdullaahi Ciise Oo Markii Ugu Horraysay Soo Saartay War Saxaafadeed.17/03/08

 

Wasiir kuxigeenka ganacsiga ee dowlad goboleedka galmudug ayaa galabta booqasho ku timid xarunta idaacada codka mudug.16/03/08

 

Wasiirka xanaanada xoolaha dhirta  iyo daaqa ee Dowlad Gobaleedka Gal Mudug oo maanta ka soo dagay Gagida dayuuradaha Magaalada Gaalkacyo.16/03/08
Agaasiamaha Hay’adda SCDO Mursal xaashi shirwac ayaa ka warbxiayay safar dhinaca dhulka ah oo uu ku tagay deegno ka tirsan mudug iyo hobyo ee dawlad goboleedka galmudug satate. 13/03/08 XAKIIMO CALI IBRAAHIN OO KA MID AH DADKII DAGAALLADA MUQDIHSO AY HORTEEDA KU GALAAFTEEN ILAA 5 QARAABADEEDA AH NAAFANA AY SOO GAARTAY AYAA CODSI U DIRTAY SHACBIGA SOOMAALIYEED. 13/03/08
TIRADA DADKA OO AAD UGU SOO BATAY DEEGAANNADA DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG EE MAGAALADA GAALKACYO AYAA KEENTAY IN AY AAD IYO AAD U KORDHAAN GOOBAHA LAGU SARIFO LACAGAHA QALAAD EE DOOLLARKU UGU HORREEYO.
13/03/08
 
DIYAAR GAROOW BALLAARAN OO KASOCDA MAAGAALADA GAALKACYO LOOGUNA DIYAAR GAROOBAYO BISHA MOWLIID 12/03/08 XAFLAD BALAARAN OO AY MAANTA ISKUGU YIMAADEEN URURKA DHALIN YARADA GOBOLKA MUDUG IYO XUBNO KA SOCDAY MAAMULKA DAWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG STATE OO UU HOR KACAYAY KU SIMAHA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SALAAD MAXAMUD DHAGATIRE AYAA MAANTA WAXA UU KA DHACAY XARUNTA MADAXTOOYADA DAWLADD GOBOLEEDKA GAL MUDUG EE MAGAALADA GALKACYO 13/03/08
DEGMADA GALDOGOB EE GOBOLKA MUDUG OO LA SHEEGAY IN 20/3/2008 LOOGAGA DHAWAAQAYO GOBOL CUSUB OO AY MAGAALO MADAX U TAHAY.
11/03/08
MAAMULADA  KA JIRA MAGAALADA GAALKACYO OO LAGU SII DARAY WADA SHAQAYN LA,AANTOODA AYAA DADWEYNUHU NASIIB DARRO KU TILMAAMEEN.
11/03/08
WALAAC IYO WALWAL MAR KALE LA SOO GUDBONAADAY DADWEYNAHA MAGAALADA MUQDISHO

11/03/08

DADWEYNAHA SOOMAALIYEED OO SHEEGEEN IN XUSASKA IYO MUNAASABADAHA AY CAALAMKU CAADAYSTEEN IN AY U DABAAL DAGAAN AYSAN AHAYN WAX RAAD KU LEH DIINTA ISLAAMKA.

10/03/08
XAALADDA NABAD GALYO IYO NOLOLEED EE BOOSAASO OO AAD LOOGAGA DAYRINAYO.

10/03/08

 

KOOX DABLAY AH OO QABSATAY ISKUULKII NABADDA XAAFADDA GARSOOR EE MAGAALADA GAALKACYO IYO WARBIXIN AY KA BIXISAY MID KA MID AH DHISAYAASHII ISKUULKAASI10/03/08
XAFLADO LAGU MAAMUSAYAY XUSKA 8DA MAARSO AYAA LAGU KALA QABTAY XARUMAHA WAXBARASHADA HORSEED IYO TAN GAALKACY0.
09/03/08 (Daawo Sawirada)
Falal dil iyo burcadnimo oo baabuur lagu kala dhacay ayaa 24dii saac ee la soo dhaafay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.
09/03/08
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HOBYO EE DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDUG COL MAXAMED AXMED CAALIN AYAA DIB UGU LAABTAY XARUNTIISA HOBYO.HAMBALYO IYO BOGAADINNA U DIRAY HAWEENKA JALAIYADDA DIBADDA GAL MUDUG
09/03/08
CIYAAR LAGU MAAMUUSOYAY MIDKAMID AH DHILINYARADA SPORTSKA EE G\MUDUG OO ISAGU HADA KAHOR LUGTIISA KUWAAYEY SHAQAAQO KADHACDAY GAROONKA C\LAAHI CIISE EE M\GAALKACYO AYAA GALABTA LAGU QABTAY GAROONKAASI

 

07/03/08 (Daawo Sawirada)

 

GAADIID KALA DHACOOW IYO CABSI SOO KALA DHAX GASHAY DADKA REER GAALKACYO XILDHIBAAN KA TIRSAN GOLAHA DEEGAANKA DOWLADDA HOOSE MAGAALADA GAALKACYO OO SAFAR HAATAN KU JOOGA BALAD XAAWO AYAA KA WARBIXINAYA MEELAHA UU SII MARAY IYO WAXYAABAH UU KU ARKAY
Gobolka Hobyo oo ay haatan ka socdaan howlo fara badan oo xagga dib u dhiska dhinacyo kala duwan la xariira una baahan in loo helo dhaqaale wax logu qabto 06/03/08

 

HA'ADDA XAQUUQUL INSAANKA CABDULLAAHI CIISE MAXAMUUD AYAA SOO SAARTAY WARSAXAAFAEED AY KAGA HADLAYSO JOOJINTA XAD GUDUBYADA LOO GAYSANAYO DADWEYNAHA SOOMAALIYEED 06/03/08
QAYBAHA DADWEYNAHA SOOMAALIYEED OO LAGA CODSADAY IN AY GACAN KA GAYSTAAN SI ALLE DARTIIS AH DHISMO MASJID IYO MALCAAMAD QURAAN. 04/03/08

GOLAHA DHAQANKA DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG AYAA SOO DHOWOOYAY AADNA U TAAGEERAY HESHIIS IYO IS AQOONSI JAALIYADAHA DIBADDA EE GAL MUDUG IYO MUDULOOD.
04/03/08
(Daawo Sawirada)

XAALADDA MACAYSHADDA MAGAALADA GAALKACYO MAR KALE KOR AAD UGU KACDAY 04/03/08 MAGAALADA GAALKACYO OO LOOGAGA DHAWAACAY URUR U DOODA XUQUUQUL INSAANKA. 04/03/08

Mohamed Kamil (bidix Ahmed Ali Wacays

GUDOOMIYAHA IYO XIRIIRIYAHA GUUD EE HAY’ADDA SCDO AXMAD CALI WACEYS IYO MAXAMAD CABDI MAXAMAD KAAMIL AYAA KA WAR BIXIYEEN TAARIIQDA WAXQABADKA IYO QORSHAHA HORU MARINEED MUSTAQBALKA HAY’ADDAAS

02/03/08(Daawo Sawirada)

 

Agaasiamha hay’adda SCDO Mursal xaashi shirwac ayaa ka warbixayay waxa qabdkii hay’adaas mudadii ay ka sahqaynaysay hawlaha samafalka ee ay ka wado deegno badan oo ka tirsan G/Mudug.

02/03/08
(Daawo Sawirada)
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HOBYO EE GAL MUDUG COL MAXAMED AXMED CAALIM. OO KU BAAQAY JAALIYADDA DIBADDA IN AY U SOO JEESTAAN WAX U QABASHADA DADKOODA IYO DEEGAANNADOODA 02/03/08
KOOXDA KUBADDA CAGTA DUGSIGA HOOSE DHEXE CABDULAAHI CIISE MAXAMUUD AYAA GALABTA KU GUULAYSTEEN KOOBKA NABADDA.
01/03/08 (Daawo Sawirada)
Shir looga hadlayay arrimaha nabad galyada deegaannada dowlad goboleedka gal mudug ayaa lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Gaalkacyo.
01/03/08
ABAARO BAAHSAN DHIBAATOOYIN KALA DUWANNA HORSEEDEEN AYAA KA DHACAY DEEGAANNADA GOBOLLADA MUDUG IYO GAL GADUUD EE BARTAMAHA SOOMAALIYA

29/02/08

 

war dag dag ah

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Puntland oo ay Ethiopan Labaxeen

29/02/08

 

Ugaar ka soo carartay abaaraha ka jira qaybo ka mida tuulooyin ka iyo dagmooyinka gobolka mudug ayaa soo gaaray magaalada galkacyo 27/02/08

 

 

Siminaar soconayey muddo laba maal mood ayaa galabta lagu soo gaba gabeeyey Xarunta D /H DHEXE IYO SARE Ee al sha’ab ee
magaalada gaal kacyo
27/02/08

(Daawo Sawirada)

 Midka ka mid ah ururrada deegaanka iyo Haweenka ayaa walaac ka muujiyay xaaladaha xaalufinta iyo nabaad guurka ee ku baahday inta badan deegaannada gobolka Mudug. 26/02/08
MASUULIYIINTA URURKA DHALLINYARADA DEGMADA CEEL DIBIR GOBOLKA HOBYO EE DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG AYAA KU EEDEEYAAN MAAMULKA DEGMADAASI IN UU IS HOR TAAGAY SOCODKA IYO SII HORUMARINTA HOWLIHII DHALLINYARADA

26/02/08

Deegaanka Cagaaraan duleedka Magaalada Gaalkacyo ee dowlad goboleedka puntland ayaa loo doortay maamul cusub.
26/02/08
MAGAALO MADAXDA GOBOLKA GAL GADUUD EE DHUUSA MAREEB AYAA WAXAA KA BILAABATAY QAX AY DADKU KA QAXAYAAN.
26/02/08
IDAACADDA CODKAMUDUG RADIO IYO WEBKA OO DIYAARIYAY BOGGA FIKRADAHA DHAGAYSTAYAASHA IYO AQRISTAYAASHABA
22/02/08
SAXAFIYIINTA SOOMAALIYEED AYAA HABEENKII XALAY SOO BANDHIGEEN WAX QABADKOODA IYO MARXALADIHII LA SOO GUDBOONAADAY 1991 ILAA 2008DA .


24/02/08
Saraakiisha ciidamada galmudug ayaa manta sheegay in ay Tilaabo ka qaadayaan ciddii isku dayda in ay dib udhistaan Goobahii dhwaan laga burburiyay ee sharcidarada ahaa
22/02/08

Qalabkii dhameystirka dhismaha garoonka diyaaradaha Boosaaso oo la keenay

22/02/08

 

SIMINAARKII SOCONAYAY MAALAMAHAAN EE AYSOOQABAN QAABIYEEN URURKA DERYEEL CARUURTA
OO MARKA LASOOGAABIYO LOOYAQAANO MCPN IYO URURKA HAWEENKA EEGOBALKA MUDUG AYAA MAANTA KADHACAY HOOLKA SHIRARKA EE HOTEL AMAL BANAZA MAGAALADA GAALKACYO
22/02/08

HAY’ADDA SCDO AYAA MARKII UGU HORRAYSAY CEEL BIYOOD MATOOR AH KA HIRGELINAYSA DEEGEENKA QORAX TOOLLE.



20/02/08
 
XAALADDA DAAWO IYO SHAQAALE EE ISBITAALLADA MAGAALADA MUQDISHO OO SII CAKIRMAYSA.
20/02/08
FAL BURCADNIMO OO LA SHEEGAY IN XALAY LALA BEEGSADAY HOWL SAMA FAL OO KA SOCOTAY DEEGAANKA XAAWO CABDI EE DEGMADA 20/02/08
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA HOBYO EE DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG AYAA KA QAYB GALAY SHIR HORUMAREEN OO AY ISUGU YIMAADEEN URURRADA BULSHADA IYO GANACSATADA GOBOLKAASI LAGUNA QABTAY XARUNTA GOBOLKA EE HOBYO.
19/02/08
MAXAMED MAXAMUUD JIMCAALE CAGA WAYNE AYAA HAMBALYO IYO BOGAADIN U JEEDIYAY HOWLAHA AY WADDO DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG IYO GUDDIYADII LAGU DHISAY BANDIIRADLEEY.

19/02/08
Siminaar ay soo qaban qaabiyeen ururka daladda haweenka puntland iyo ururka daryeelka caruurta gobolka mudug loogana hadalayey dhibaatooyinka ka dhasha kufsiga ayaa manta lagu soo gaba gabeeyay hotel Amal Palaza ee magaalada gaalkaco.

19/02/08(Daawo Sawirada)
SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDAMADA FEDARAALkA IYO ODAY DHAQAMEEDYO IYO WAX GARAD KALE OO KU SOO LAABTEEN MAGAALADA GAALKACYO KA DIB MARKII AY GUULO NABADAYN IYO HESHISIIN AH KA SOO HOOYEEN DEEGAANNO AY KA MID TAHAY DEGMADA AF BARWAAQO.EE GOBOLKA HOBYO DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG.

19/02/08
Siminaar ay soo qabn qaabiyeen ururka daladda haweenka puntland iyo ururka daryeelka caruurta gobolka mudug loogana hadalyo dhibaatooyinak ka dhasaha gufsiga ayaa manta ka furmay hoolkashirarka hotel Amal Palaza ee magaalada gaalkaco.

18/02/08

 

GUDDOOMIYAHA KU MEEL GAARKA AH DAGMADA GAALKKACYO EE DOWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND AXMED CALI SALAAD AYAA KA WARBIXIYAY XAALADDA NABAD GALYO IYO IN AY JIRAAN DAD DHIBAATOOYINKA BAABUUNIYA.

18/02/08
Dadweynaha Magaalada Gaalkacyo oo si aad ah u soo dhoweeyeen Waxqabadka iyo dadaalka Raysul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde.
17/02/08
Odayaasha iyo Maamulka Dowlada Hoose Magaalada Galkacyo Ee Puntland Ooku Guulaystay inay xarunta Dowlada Hoose ka Qaadan Ciidamo Gadoodsan Oo xalay Qabsaday xaruntaasi
17/02/08
QAAR BADAN OO KA MID AH DADWEYNAHA SOOMAALIYEED AYAA HAMBALYO IYO BOGAADIN U SOO DIREEN MASUULIYIINTA DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG IYO SHACBIGABA.

16/02/08

 

MAGALADA AFBARWAAQO GOBOLKA HOBYO EE DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG IYO DEEGAANNADA LA XARIIRA OO LAGU GUULAYSTAY NABADAYN IYO WADA DAGEEDA.
16/02/08
QAX IYO NOLOL XUMO KA TAAGAN DEEGAANNADA MUDUG IYO GAL GADUUD.

16/02/08

CABSI MAR KALE LA   BAQAYO IN DUQAYN LOO GAYSTO SUUQA BAKAARAHA.

16/02/08

HAMBALYOOYIN AY JAALIYADDA DIBADDA GAL MUDUG U SOO DIREEN MASUULIYIINTA GAL MUDUG ,GUDDIYADII 3DA BILOOD SHAQOOYINKA WADAY IYO GUUD AHAAN SHACBIGA GAL MUDUG.

14/02/08

 

GUUSHII UU KU DHAMMAADAY SHIRWEYNIHII 2aad BANDIIRADLEY EE LA SOO GUNAANADAY IYO MASUULIYINTII KA HADASHAY.14/02/08(Daawo Sawirada)

Shirweyne maalin soconayey oo laguqabtay degmada ban
diiradlay ayaa lagusoo gabagabeeyey caawa maqribnimadii


13/02/08

 

SALAAN IYO  HAMBALYO  DIIRAN EE AY SOO  DIREEN JAALIYADDA GALMUDUG EE UK

13/02/08

 

Hay,adda ICRC ayaa deegaannada dowlad goboleedka gal mudug ka biloowday qaybinta macaawinooyin

12/02/08(Daawo Sawirada)

 

WAFDI UU HORKACAYEY GUDOOMIYA KUXIGEENKA KOOWAAD BAARLAMAAN DOWLADGOBALEEDKA GAL MUDUG XASAN MACALIN YUUSUF OO UU WEHLIYO gUDOOMIYAHA dEGMADA XARAR DHRRE AYAA MAANTAY BOOQASHA KUTAGAY ISBITAALKA WEYN EE KOONFURTA GAALKACYO
10/02/08 (Daawo Sawirada)
Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo xariga looga jaray dugsiga H/dhexe ee AL.WADAAN kuna yaala xaafadda horumar ee magaaalada gaal kacyo ayaa galabta kadhacday isla xarunta dugsigaasi
 

09/02/08(Daawo Sawirada)

 

SIMINAAR SOO SOCDAY MUDDA 2BILOOD AH AYAA MAANTA LAGU SOO GABA GABEEYAY XARUNTA WAX BARASHADA IYO NABADDA HAWEENKA

 

07/02/08

 

Xaflad lagu Furayay Dugsiga H/Dhexe AL.Amaan Docol Oo Lagu Qabtay Xarunta Dugsigaasi Magaalada Docol Ee Dawlad Goboleedka Galmudug State.

06/02/08{Daawo Sawirada}
Duqeyda Dhaqanka ee Waqooyiga iyo Koonfurta Magaalda Gaalkacyo oo shiray

05/02/08

Is rasaaseyn sababtey dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday deegaano hoosyimaada Puntland ee Gobolka Mudug.
05/02/08

MAKAB LA QAFAASHAY IYO PUNTLAND OO HOY U NOQOTAY BURCAD BADEEDA

04/02/08

GANACSADE ABSHIR DIINI CAWAALE AYAA SHEEGAY IN 2008DA WAX WAYN AY KA QABAN DOONAAN BAAHIDA KORONTO EE MAGAALADA GAALKACYO IYO DEEGAANNADA KALE EE GAL MUDUG.
04/02/08