Dahabshiil-Gif
 
|

LIVE:Idaacadda Codkamudug oo Bilowday Barnaamijyo Loogu Gurmanayo Dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

Idaacada Codkamudug ayaa bilowday barnaamij gaar ah oo ay kaga hadleyso abaaraha dalka ka jira ee sameynta ku yeeshay qaar kamid ah bulshada Somaliyed kaasi o si toos ah kaga bixa idacadda Codkamudug Habeen Walba 1 Ama 7 Fiidnimo ilaa 9 Ama 3 Caweysnimo.

 
Barnaamijkaan oo u jeedkiisu yahay sidii gurmad ay ugu sameyen lahaayeen bulshada Somaliyeed inteeda wax heysata Walaalalhooda kale e abaarta la daala dhacaya xiligan si looga marmo gacma shisheeye madaama dadka abaarta heysta ay isugu darsontay waqtigan abaarta kasokow nafaqa daro iyo xanuuna soo wajahay nafsadooda kuwaasi oo u baahan gurmad biniadinimo.

 
Dhageystaysha idaacadda Codkamudug ku xiran ayaa uga qeybqaata qadadka Taleefanka Barnaamijka si dadka abaarta heysato ay ugu soo diraan lacago nus dollarba Allaha ka dhigee.

 
Barnamijkaan gaarka ah ay idacada Codkamudug waxa ay iskala kashanayaan, Culumaudinka Somaliyed kuwooda looga yaqano dalka iyo dibadiisa.

 

 

Hadaba Adna Waad ka Qeybqaadan Kartaa Barnaamijka Gaarka Ah Adiga oo wixii aad uwoodo Kusoo Diraya Lambarada Hoos ku Xusan.

Aan Caawino Walalaheena Dhibaatesan Si Alle Noogu Gar gaaro Ogowse Wixii Maanta aad La Baxdo inay Kuu Tahay Kayd Aaqiro.

Evc Ama Taaj Kusoo Dir Lambaradan.

+252612 76 35 63 Ama
+252907 60 34 56 .

 

Wixii intaa dheer Kala Xiriir Gudiga Barnaamijka
Agaasime Hanad Abdi Farah

 

Tell:+252616296744
Ama Emailka Codkamudugfm@gmail.com

Barnaamijka Gurmadka Abaaraha ee Caawi walalkaga Radio Codkamudug gaalkacyo Galmudug

Posted by Hanad Abdi Farah on Saturday, 11 March 2017

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news