|

Maamulka Degmada Bandarqaali oo Baaq nabadeed u diray Beelaha wada daga Gobolk Mudug

Gudoomiyaha Degmada Bandar Qaali Shiiq Muxiyadiin Axmed Gare oo Caawa uwamayey Barnaamijka Tusmada Radio Codkamudug ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelaha gobolka Mudug in ay ka hortagaan Xasuuqa iyo gumaadka laguhayo Dadka rayidka ahee Gobolka.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale kawarbixiyey Howlo lagu hormarinayo Degmada Bandar Qaali Dhagayo codka GudomiyahaDHAGAYSO WAREYSIGA GUDOMIYAHA

 

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news