|

Maamulka Degmada Ceel-Dibir oo Kawar Bixiyey Hormarka Deegaanka(Dhagay)

 

Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Degmada Ceeldibir Cali Xaashi oo Lasoo Xiriirey Radio Codkamudug ayaa ka warbixyey ariromo dhowr ah oo Deegaankaas ka jira waxaana Hadaladiisi Kamid ahaa Dhagayso Codka

 

 

 

3 Responses for “Maamulka Degmada Ceel-Dibir oo Kawar Bixiyey Hormarka Deegaanka(Dhagay)”

  1. bitaale says:

    waxaan idinku war galinayaa bahda saxafada codka mudug inaad warkaa soo galinaysaan naga sugtaan codkiisa badanaa codkaa soo galisaan maladhagaysan karo mana fur mayo cilan aniga kaliya mahane waa cilad caaama waxaan jeclaan lahaa inaaa qoraaal noogu badashaan dhagaysiga

  2. abdul guuled says:

    meeshaan walaalayaal war iyo maqal midna kuma hayno nee mid ku xasiliya labadaba inaan wayno mahan suura gal waadna mahadsantahiin waxaana u malaynayaa inaad wax muuqda ka qaban doontaan thanks

  3. maxamed Gelle says:

    Aflagaado lama rabo, waxaa laga rabaa in aad cabdiqeydiid doorato

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news