Dahabshiil-Gif
 
|

Madax Katirsan Galmudug Oo Maanta Kaqayb Galay Munaasabad Dib Loogu Hawl Galinaayey Hotel Empassy”Sawiro,,

6

Madax katirsan dawlad goboleedka Galmudug oo Ay kamid ahaayeen kusimaha madaxweynaha ahna madaxweyne kuxigeenka Galmudug cabdi samad nuur guuleed qaar kamid ah Golihiisa wasiirada iyo maamulka Gobolka ayaa maanta kaqayb galay munaasabad markale dib maanta loogu hawlgaliyey hotelka empasy ee magaalada gaalkacyo.

Sidoo kale waxaa iyana kamid ahaa Dadkii kaqayb galay munaasabada qaybaha kaladuwan ee bulshada magaalada gaalkacyo oo isugu jiray ururada dhalinyaada haweenka iyo ganacsatada gobolka.

Dhamaan dadkii kahadlay munaasabada ayaa waxa ay bogaadiyeen furitaanka markale hotelka oo xiligaan aad loo qalabeeyey dayactirna lagusameeyey.

Maamulaha hotelka Empasy Cabdulaahi Cali Dhudhun oo munaasabada furitaanka hadal kajeediyey ayaa sheegay in waxyaaba badan in ay kabadaleen hotelka Is Lamarkaana Laga Dhigay hotelka mid casri ah.

Bulshadii iyo madaxdii munaasabada kaqayb galay ayaa hadalo bogaadin ah kaasoo jeediyey munaasabada

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

7

8

6

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news