|

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Col. Caalin oo shaaciyay xilaga Doorashooyinka Galmudug

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Col. Caalin oo shaaciyay xilaga Doorashooyinka Galmudug taasoo ku beegan bisha 1aad 2013 isla markaana tilmaamay in aan laga hordagin xiliga doorashada.

Mr Caalin ayaa arinkaan ku mac neeyay in  uu maamulkani bilowday xiligii lasoo xaliyay qilaafkii jiray ee u dhexeeyay isaga iyo Axmed Shariif Cali Hilowle.

“waqtigaas ayuu ahaa markii labadii baarlamaan laysku daray oo la dhaariyay Golayaasha Baarlamaanka iyo Dhaqanka ayaa arinkaas go,aan kawada gaaray qoraalkiibaa yaala xilga wax bilowdeen iyo xiliga wax dhamaanayaan, marka dadka ordaya waxaan leeyayhay sugta waqtigiina una soo diyaargarooba doorasho xor ah oo aan musuq maasuq ayay”  ayaa hadaladii kamid ahay mar ay warasatay Idaacadda hobyo radio.

Codkamudug Radio

2 Responses for “Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Col. Caalin oo shaaciyay xilaga Doorashooyinka Galmudug”

  1. xuseen cali says:

    waar kabax iraahda haysku dhajine gurigagii mahane mise waxa uu lasugayaa dowlada somaliya oo waxa uu rabaa in uu xubin barlamaan helo oo galmudug jaranjar kadhigto

  2. hassan cabdi says:

    wagar… hadii layaabo yaasiinka … maantana ma sheekadaan buu keenay awalbaan waxqbad la’aan & dhib u dhicisiisa ka amakaaksaneeyn .. xaqiiqdii anigu ninkan hurdoonaya lama yaabayo waayo dad badan oo markaad eegto aad leedahay ma sixranyihiin ayuu ku tashanayaa oo marna oranayn “adeer meeshu dhaxaltooyo maaha ..xoogna kumaadan qabsane ee umada ka horwareeg’ ee waxay oranayaan waad arki doontaane ayagoo duubab waaweyn ..anigoo reer qansax ah ayaan naloo danleeyahay ee sheekado sharci & kala dhanbeyn loolama jeedo .. markaasuu asna sheeda ka qosli qolooyin badan oo ugu naageeya dhib dhaca dadkiisa & dhulkiisa lacago badan oo umadu lahayd ku faraqi …inshalaah waxaas oo dhan ma dhici doonaan ee waa sida dhaqankii laga tagay ee dib dhaca keenay uu ahaan jiray baan hoga tusaaleeyey … ee dadkeygoow garaadkiinu marna yaanu dib u noqon kii damac waalan qaba ku dhaha ” maanta dhamacaagu waa dhalanteene ee dhowrso maandhoow” … fadlan webka waxan ka codsanayaa inuu isiiyo jaanis aan umada uga la hadlo hormarkeena … telkaygu waa :00967736925669 …mahadsanidiin .

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news