Dahabshiil-Gif
 
|

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo shalay ku shiray Gaalkacyo.Sawiro

Kulan ay wada qateen Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Puntland.

Kulan ay Xarunta Gobolka Mudug ee Galkacyo ku dhex maray Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland  madaxweynayaashooda ayaa looga hadlay qodobo Muhiim u ah Bulshada Maamuladaasi ayna kamid yihiin sii adkeynta xiriirka amaanka labadaasi dhinac.

Waxaana Madaxweyna Galmudug Mudane Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi wali Gaas uu ahaa kulankoodu midkii ugu horeeyay oo ku dhexmara labadooda iyo wafdiyadii la socday tan iyo intii maamulka cusub ee Puntland taladda la wareegay.

Sidoo kale waxay ka wada hadleen la dagaalanka  kooxda nabdiidka ah ee alshabaab  oo ay madaxweynayaasha labada maamul cara babeen in ay ku sugan yihiin degaano ka tirsan maamuladaasi.Abdi-Qeyb-Diid-v-Gaaskb21-245

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news