Dahabshiil-Gif
 
|

Madaxweyne Xassan Oo Dalka dib ugu soo laabtay

IMG_091305-E9645F-EBB6D1-7F23A4-67B48E-51716B

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu  laabtay Magaalada Muqdisho kadib booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalka Masar.

Xassan ayaa kaga qeyb galay Shir looga hadlayay Maalgashiga Masar oo ay ka qeyb galeen dhowr dowladood oo daneynaya in xiriir dhaqaale ay la sameeyaan dalkaasi.

Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada ayaa la xiray, gaar ahaan waddada isku xirta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xarunta madaxtooyada si loo sugo ammaanka madaxweynaha.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news