Madaxweynihii Hore Galmudug oo Saacadaha soo socda lafilayo in uu Soogaaro Galmudug
Mudana Maxamed Warsame Cali Kiimiko oo lafilayao in uu sacada ha soosocda soogaaro Xarunta Galmudug ee Galkacyo ayaa magaalada galakacyo hada ka waxaa ka soconaya qaban qaabada lagu soo dhaweynayo mudane Kiimiko madaxweynihii ugu horeeyey Galmudug .
Kala soco Codkamudug Soo dhaweynta Maxamed warsame Cali Kiimoko Father of Galmudug
