Dahabshiil-Gif
 
|

Mashaariic Horumarineed oo Deganada Galmudug ka Soconaya +Warbxin

1-328

Magaalada Gaalkacyo aya Xiligan Waxa ka Soconaya Mashaariic Horumarineed  oo Si Wayn looga Dareemay Galmduug Waxaana Mashaariicdan Horumarineed intooda Badan Fulinaya Ganacsato ka Soo jeeda Deganada Dowald gobaleedka Galmduug iyo Sidoo kale Qurbo Joog iyagu ku Soo laabtay Galmudug

Meelaha Mashaariicdan ay Ka Socdaan Waxa Ka Mid aha Caasimada Dowlad Gobaleedka Galmduug ee Gaalkacyo ,Magalada Hobyo iyo Qaar ka Tirsan Gobalada iyo Degmooyinka Dowlad Gobaleedka Galmduug Waxana Sidoo Kale  bar Bar Socda Shaqo Abuur Ay Sameenayan Ganacsato ka Soo jeeda Galmudug

Waxa Sidoo Kale Magaalada Ku Soo Kordhay   Dhismayaal Waa wayn oo aad u Qurxoon oo indhaahada ay Soo Jiidanayaan iyadoona Magaalada ay Ku Soo Kordheen Dhismo yaal Heer Caalami ah oo Laga Dhisay Magaalada Gaalkacyo

Xuseen Noor oo ka Tirsan Dadka Dib ugu Soo laabtay galmudug ayaa Dhaliilay kaalinti ay jaaliyada ku Lahayeen Horumarka Galmudug in ay ka Gaabiyeen oo aysan uga Soo bixin Sidii Loogu Tala galay ee ahaa in ay Maal gashi wayn ku Sameeyeen Deganada ay ka Soo jeedaan

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news