Dahabshiil-Gif
 
|

Mid ka mid ah Odaaysha Dhaqanka ee Soo xulay Barlamanka Somaliya oo Muqdisho lagu Afduubay

Sida ay sheegayaan wararka lagu kal soon yahay dableyda hubeysan oo gaareysay ilaa shan ruux oo ku hubeysnaa qoryaha AK47 ayaa Suldaan Cismaan Cadaawe aya Waxa ay ka afduubeen Xaafada Black Sea ee degmada Howlwadaag.

Ehelada Suldaanka Ayaa shegay in aysan Garaneen Dadkii Afduubtay suldaan cismaan cawadaw Islamarna ay nolo iyo geerii toona ay ogeen waxa uu ku nool yahay suldaanka.

Ehelada suldaanka oo ka Gaabsaday in Warbaahinta loo Adeegsado Magacooda Aya shegay in ay ku tuhmayan Afduubkka Suldaanka Xarakada Alshaab oo hooray u Shegay in ay Ciqab ay Marsiinayan cid kasta oo Gacan ka Geesta soo Xulida Barlamanka Somaliya. 

Ugu Danbeen ehelada Suldaanka Aya Wax ay Baaq u direen Dawlada Somaliya kaa oo ku adan in ay Baaraan Halka la geeyay Suldaan isla markaana ay Xoog iyo Xeeladba ku soo Furtaan Suldaan Cismaan Cadaawe oo Ka tirsan Xubnihii soo xulay Barlamanka Somaliya .

Isku soo Wadaduubo Xarakada Alshabab oo Intooda Badan Awoodo la wiiqay Aya Horay u Shegay in ay la Soconayan Odayasha Dhaqanka ee so Xulay Barlamanka Somaliya isla markana ay Mutaysanayaan Ciqaab adag ,Waxana ilaa iyo Hada anan jirin Wax Baritaano ah oo ay Bilaabeen Ciidmada Xooga Dalka Somaliya.

Xafiiska Wararka Muqdisho

rcmudug@gmail.com

 

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news