Dahabshiil-Gif
 
|

Munaasabad Lagu Xusayay Dhalashada Nabigeenna NNKH oo Gaalkacyo Lagu Qabtay (Sawiro)

00

Xafladan oo Ahayd Mid Lagu Xsayay  Dhalshada Nabigeena  Suuban oo Ay So Qaban Qaabiyeen Ardayda Dugsiga Sare SYL ee Gaalkacyo Ayaa Waxa Ay Ka Dhacday Hoteelka Anbassy  ee Magaalada Gaalkacyo ,Waxaana Xafladaasi K Soo Qayb Galay Culumo Awdiin ka Socdey Ahlsu Suna Wal Jameeca  Ardayda Dugsiga Sare SYL Ganacsato iyo Sidoo Kale Mas,uuliyiin Xafladaasi Lagu Casumay Munaasabadaasi..

Waxa Ugu Horeen Xaflada Ka Hadlay Shiikh Muxiyadiin Sh Yuusuf Bare oo Ka Mid Ah Culumada Galmudug Waxaana uu Ka Sheekeeyay Siirada Nabiga iyo Sidoo Kale Tariikhdii Xiligii Nabiga Waxaana Sidoo kale Siirada Xaflada ka Aqriyay Arday Yar Yar oo Xaflada Ku Soo Bandhigey Siirada Nabigeena.

Dhamaan Dadkii Ka Hadlay Xaflada aya Waxa Ay  ka Sheekeeyeen Siirada Nabigeena Suuban iyadoona Ardayda Dugsiga Sare SYL lagu Amaanay Qaabkii ay Xafladaasi Ay u Soo Diyaariyeen

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

GALKACYO MAIN OFFICE

1 01 11 02 03 05 06 07 08

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news