Dahabshiil-Gif
 
|

Qarax banbaano oo ka dhacay xerada qaxootiga info

 imagesCAWF1X9H

Wararka Codkamudug ay ka Helayso Xerado Info ayaa Waa ay shegayan in Xeradaasi ay k Dhaceen Qarax Guud ahanba Laga Dareemay Xerada Qaxootiga ee Ifo.

Inta La ogyahay illaa Seddex Askari ayaa Ku dhaawacantay Qaraxaasi bambaano ee la sheegay in Lagu Beegsaday Gaari Ciidamada Kenya ay wateen oo Roonda Kawaday Gudaha Xeradaasi Ifo.

Dad Goob Jogayaal ah Warbaahinta U xaqiijiyay in Goobta uu Qaraxu ka dhacay ay soo gaareen Ciidamo aad u badan Kuwaasi oo howl Gallo ka sameynayay Goobta weerarkaasi uu ka dhacay iyagoo dhinaca kalena isku Geedaamay halkaasi.

Xeryaha Qaxootiga Soomaalida Kenya ayaa waxaa ku soo noq noqday Weerarada Qaraxyada ah ee hallkaasi Lagu soo qaado iyadoo dowladda Kenya ay Ku eedeyso in weeraradaasi ay Geestaan Ururka Al Shabaab.

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news