Dahabshiil-Gif
 
|

Qaraxyo ismiidaamin ah oo Xalay ka dhacay goob lagu caweeyo oo ku taala Jabuuti

c
Sida ilaweedyo Codkamudug ay ku Kalsoon Tahay ay shegeen ku Dhawaad Laba qarax ayaa xalay fiidkii ka dhacay maqaayad ay inta badan ka cunteeyaan dadka ajaanibta ah, waxaana la sheegay iney halkaasi ku geeriyoodeen Sadex ruux oo laba ka mid ah ay ahaayeen kuwii isqarxiyay sidoo kalena ay ku dhaawacmeen 15 kale.
Goobta ay Qaraxyadu ka Dhaceen ayaa Lagu soo Waramaya in ay Ahaayeen BAAR Kaasi oo Lagu Magacaabo Plaza Maririk Mana Jiraan Cid Shegatay Mas,uuliyada Qaraxaas iyadoona Kadib Qarax Ciidamada Jabuuti ay Goobta Baaritaano ka Bilaabeen

Qaraxyadan ka Dhacay DJabuuti ayaa Waxa ay imaanayan Xili Xarakada alshbaab ay Baaq u Direen Dowlada Jabuuti kaasi oo ku adan in Somaliya ay Ciidamadooda ka Baxaan Hadii ay Arintaasna Ka Madax Adeegaan ay Weerao ka Geesan Doonaan Wadankooda sida Ay Weeraro uga Gesteen Kenya oo Ciidamo ay ka Joogaan Gudaha Somaaliya

CODKAMUDUG DJABUUTI
Nasro Maxamed Cabdulaahi
Email: rcmudug1@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news