Qormadda Cadaaladda Madaxweyne Shariif waxaanu ku eegnay Cadaalad daradiisa iyo sida uu Jufadiisa u siiyay ilihii dhaqaalaha
Qormadda Cadaaladda Madaxweyne Shariif waxaanu ku eegnay Cadaalad daradiisa iyo sida uu Jufadiisa u siiyay ilahii dhaqaalaha Dalka Somalia taas oo ka dhigan inaan ugu doodnay xitaa inuusan cad muuqdo siin beelaha kale ee Abgaal sida Wacbuudhan iyo Waceeysle.
Hadaba Warbixinteenii Cadaalada Shariifka sedex sano kadib iyo sidii uu ilaha dhaqaalaha u siiyay shaqsiyaad u dhashay Jufadiisa Harti Abgaal akhri kadibna isweydii halkee ka baxeen Wacbuudhan iyo Waceeysle? Habargidir sheekadu ma joogto?
Warbixintii 1-aad ee Cadaaladda Madaxweyne Shariif iyo Liiska Naas nuujinta Harti Abgaal
1-Madaxweyne Shariif Shiikh Axmad waa Abgaal Rati Abgaal
2-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dhagax Tuur Rati Abgaal owbakar
3- Daahir Cumar Caraale Agaasimaha Bankiga dhexe Rati Abgaal Owbakar
4-Mareeyaha Dekada Muqdisho Sayid Ali Malin Abdulle Rati Abgaal Warsangeli
5-Agaasime Ku xigeenka Hay’ada Nabadsugida Col Xassan, Rati Abgaal Warsangeli
6-Gudoomiyaha Gobalka Shabeelada Dhexe Abdi jiinow,Rati Abgaal Warsan geli
7-ku xigeenka Gobalka Shabeelada Dhexe Daahir Cadow Calasow Rati Abgal Agonyar
8-Agaasimaha Raadiya Muqdisho and TV Abdi Raxiin Ciise Cadow Agoonyar Rati Abgaal.
9- Agaasimaha VIP Airpor-ka Muqdisho, Abuukar Weheliye Rati Abgal Agonyar
10-la taliyaha Madaxweynaha Qadiija Cosoble Rati Abgaal Warsengeli
11-Xariiriyaha CIA ama sirdoonka Mareeykanka Xafiiska Madaxweynaha Madiina Caamir Rati Abgaal Owbakar
12-Madaxa Nadaafada iyo Bilic Soo celinta Magaalada Muqdisho Jawaahir Barqab Habar Nugal Rati Abgal.
13- U qeybsanaha Ahlusana Xafiiska Madaxweynah Shekh Abdulqaadir Somow Rati Abgal Agoonyar
14-Safiirka Germany Tifow Rati Agal Warsangeli
15-Qunsulka Jabuuti Hiraabe,Rati Abgal Agoonyar
16-Madaxa Caafimaadka iyo xiriirka Hey’adaha Cismaan Dheere Agoonyar Gaabane
17-Xiriiriyaha Qurba joogta Xafiiska Madaxweynaha Sheekh Axmed Caato,Rati Abgaal Agoonyar.
18-Agaasimaha Qalabeeynta xafiisyada Dowlada Gureey Xaaji,Rati Abgaal,Agoonyar.
19-xiriiryaha deeqaha Turkiga iyo Madaxtooyada,Cabdulaahi macalin Muqtaar, harti abgaal, habar Nugaal
Madaxweyne Shariif oo heer kulkiisa qabyaalada gaarsiisay heerkaan wuxuu rajo ka qabaa in dib loo doorto afar sanadood.
Warbixintii 1-aad ee Cadaaladda Madaxweyne Shariif iyo Liiska Naas nuujinta Harti Abgaal
1- Mukhtar Weheliye, Qasnajiga Xafiiska Ra’isulwasaaraha, Abgaal/Rati Abgaal/Agoonyar
2- Abdullahi Mohamed Nur (TIKA)Madaxa Hay’adda Horumarinta Turkiga TIKA ahna Gudoomiyaha dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed, Abgaal/Rati Abgaal/Agoonyar.
3- Xildhiban Abdukadir Cosoble, Qandaraaslaha Kaliya ee shidaalka Siiya AMISOM, Abgaal/Rati Abgaal/Warsengeli
4- Bashiir Raage Shiiraar, Qandaraaslaha Kaliya u qaabilsan AMISOM Dhismaha iyo qodida Ceelasha, Abgaal/Rati Abgaal/Warsengeli
5- Ali Mahdi Mohamed, Qandaraaslaha Mashruuca Dib u dhiska Isbitaalka Weyn ee Digfeer, Abgaal/Rati Abgaal/Agoonyar
6- Mr. Dhabareey, Madaxa Immigrationka Garoonka Diyaaradaha Mogadishu, Abgaal/Rati Abgaal/Agoonyar
7- Iimaan Mohamed Ali, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Abgaal/Rati Abgaal/Warsengeli
8-Xogheyn iyo la taliye Xafiiska Madaxweynaha ka tirsan – Mr. Badri Maxamuud Axmed oo ku magac dheer Abaadir, waa qabiilka Abgaal/Rati Abgaal,Agoonyar, wuxuu ku sugan yahay Madaxtooyada waxaa la rumeeysan yahay inuu ka tirsan yahay nin sirdoonka Dowladda Canada oo uu ka heysto dhalasho “citizenship”
9- Xog-heynta gaarka ah ee arrimaha guriga iyo ballan u qabashada dadka soo booqda madaxweynaha – Shariif Maxamed Maxamuud, waa Abgaal/Rati Abgaal,Agoonyar.
10- Qandaraaslaha soo iibinta hubka iyo baabuurta ee Madaxtooyada – Sheikh Yuusuf Maxamed Jimcaale, waa Abgaal/Rati Abgaal, Agoonyar, wuxuu degan yahay Nairobi oo uu ku leeyahay ganacsi iyo guryo farabadan. Walaalkiis oo ganacsi kuleh Dubai, UAE waa ninka sida gaarka ah u haya lacagaha uu Madaxweynuhu ka lunsado qasnadda dowladda, waxaana lagu magacaabaa Cabaas Maxamed Jimcaale.
11- Ku xigeenkii hore ee madaxa shaqaalaha madaxtooyada – Nuur Sheikh Cali Diinaari, Abgaal/Rati Abgaal,waa Agoonyar.
12- Wakiilka ama xiriiriyaha deeqda dowladda Turki-ga – Cabdullaahi Macalin Mukhtaar, waa Rati Abgaal, Habar-nugaale.
13- Mas’uulka zaadka madaxtooyada – Korneyl Garabeey, waa Abgaal,Rati Abgaal,Agoonyar, Cabdalle Agoonyar.
14- Qandaraasyada dhismaha xafiisyada iyo guryaha dowladda – Shariif Maxamuud oo ah madaxweynaha adeerkiis rumaad. Waa Abgaal/Rati Abgaal,Agoonyar.
dameer always is dameer
KKKKKKKKKK
WAA ISKU DHIGMAAN CAY CAY AYAA KAA REEBTA WAR MAXAAD MADAXWEYNAHA HAWIYE
U CAYNAYSAA DOQON YAHAW MA CABDULAAHI YUSUF IYO CAYDIID BAA CADAALAD YAQIIN
DOQON ALWAYS DOQON