(Sawiro)Dayactirka Xarunta Maamulka Degmada Hobyo oo Maraya heer gabo-gabo ah




Dadweynaha Degmada Hobyo iyo Jaaliyada Dibada Galmudug ee wadamada Egland iyo Maraykanka arintaan ayaa waxay dhiiro galin utahay shacabka Galmudug ee dal iyo dibad waxaana Gobolada Galmudug oo dhan ka socda howlo kuwaan lamid ah oo ay wadaan shacabka iyo jaaliyada dibada Gobolada Barwaaqo,Hobyo,Mudug,Kulmiye iyo Ceel Guula ayaa laga Dareemayaa Dareenka Dadweynaha oo dhexda ay u xiranayaan hormarinta Deegaanka Radio Codkamudug Radio Hobyo iyo Wabsiteka Mudugnet.com waxay had iyo jeer diyaar u yihiin isku xirka bulshda Galmudug dal iyo dibad arinta dhiiranaanta bulshada waxa ay imanaysaa kadib markii maamulka cusub ee galmudug uu ugu baaqay in cidna aysan umaqnay ceelna u qodnay
W/Liban Isse Omar Dhiidaal/codkamudugfm@gmaik.com