Dahabshiil-Gif
 
|

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo Kulamo La Qaatay Maamulka iyo Bulshada Ximan Iyo Xeeb

???????????????????????????????

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Degmada Cadaado Ee Xaruunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb Ayaa Kulan La Qaatay Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Kunool Degmadaasi.

Madaxweynaha Galmudug Ayaa Kulanka Ka Sheegay In Uu U Taagan Yahay Qabashada Hogaanka Maamulka Gobolada Dhexe oo Dhawaan La Yagleeli Doono islamarkaana Madaxweynaha Ka Codsaday Bulshada Ximan Iyo Xeeb In La Taageero .

Sidoo Kale Waxgarad Ka Hadlay Kulanka Ayaa Iyaguna Sheegay In Madaxweyne Qeybdiid Uu Yahay Masuul Hogaamin Kara Shacabka Gobolada dhexe ,islamarkaana Horumar Gaarsiin Kara Walaalaha Gobolada Maamulka Loo Sameenayo, Ayagoona Codsaday In Si Wadajir Ah Loo Taageero Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Ayaa Dadaal Uugu Jira Hirgalinta Ama Dhisitaanka Maamulka Loo Sameenayo Gobolada Mudug Iyo Galguduud iyadoona Madaxweynaha Galmudug uu Socdaal Kumarayo Deegaano Ka Tirsan Gobolka Galguduud Si Uu Uula Kulmo Bulshada Kunool Deegaanadaasi.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO
W/Q: Hanad Abdi Faarah
Nagalasoo Xiriir
Codkamudugfm@gmail.com Ama
Hanadnasta@gmail.com Ama
Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news