Dahabshiil-Gif
 
|

Shirkii Hiigsiga Cusub ee 2016 ka oo ka furmay Copenhagen.Sawiro

Magaalada Copenhagen ee Caasimadda Dalka Demark waxaa maanta ka furmay Shrikii looga hadlayay hiigsiga cusub ee 2016,waxaana kkhudbadii ugu horeeysay ee shirkaasi jeediyay Madaxweynaha Dowaldda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.

Shirkan oo socon doono labo maalmood ayaa madaxda ka qeyb galaysa waxa ka mid ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Madaxda Maamul Goboleedyada Ururada Bulshada Rayidka iyo Wufuud ka kala socotay Wadamada Caalamka waxaana looga hadlaya arriamaha amaanka Dalka Soomaaliya,dhismaha maamul goboleedyada,dhaqaalaha iyo arrimaha siyaasadda Dalka Soomaaliya.

5131 13 12 11 10 9 8 7 6 2 5 4 1 3

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news