Dahabshiil-Gif
 
|

Somaliland iyo Somaliya oo Lagu Dhax Dhaxadinayo Turkiga+Wararkii Ugu Danbeyay

11

Codkamudug Ankara::

Dhawaan Wadanka Turkiga Waxa Soo Gaaray Wafdi ka kala Socda Dowlada Fadaraalka Soomaliya iyo Somaliland Waxaana Ay Halkaasi ku Yeelanayaan Shir u Dhaxeeya Somaliya iyo Somaliland kaasi oo looga Hadlayo Arimo Farabadan oo Ku Saabsan Go,itaanka Somaland ay Doonayso iyo in Somaliland ay ka Mid Noqoto  Soomaliya

Wafuud labada Dhinac ka Kala Soco Aya Wadankan Turkiga Soo Gaaray iyadoona Shirkan uu Dhax Dhaxaadinayo Dowlada Turkiga oo Dowlada Soomaliya iyo Somaliland Wada Casuntay

Shacabka Somalida ee Dalkan aya Rajo Wanagsan ka Muujinaya Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya in ay ka Soo Baxan Qodobo Muhiim ah oo ay isku Waa Faqaan Somaliya iyo Somaliland

Balse Somaliland aya Waxa ay Sheegtay in aysan Marnaba ka Laaban Doonin Jiritaanka Jamhuuriyada Somalliland.

Wadamo ay ka Mid tahay Maraykanka ayaa isha ku Haya Waxa ka Soo Bixi Doona Shirkan ay mar kale isugu Yimaadeen Somaliland iyo Somaliya

::::::-FILAN NUUR AXMAD

CODKAMUDUG-ANKARA

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news