|

Tacsi.Inaa lililaahi waa innaailahiraajucuun waxaa magalada nairobi ku geeriyooday allaha naxariistee MaxamedDiirshe Cigaal ( Xaaji Keysh)

Tacsi.Inaa lililaahi waa innaailahiraajucuun waxaa magalada nairobi ku geeriyooday allaha naxariistee MaxamedDiirshe Cigaal ( Xaaji Keysh)

Waxaa tacsi tiiraanyo leh loodirayaa Qoyskii iyo Asaxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Xaaji maxamed diirshe ootaariikhdu markay ahayd 12.06.2012 ku geeriyooday magalada Nairobi Kenya

Waxaa tacsi gaara loo dirayaa dhamaaneheledii iyo qaraabadii uu ifka uga tagey waxaan leenahay samir iimaan allaha hainaga siiyo marxuumkana janadii fardowso ha ka waraabiyoaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin

Innaa Lillaahi Wa Innaa ileyhiRaajicuun-Kullu nafsin daa’iqatul Mowd Allaha U Naxariisto Marxuumkaa dadkii uukatagay oo dhana allaha Samir iyo iimaan ka siiyo Aaaaaaamiiiiiiiiiiiin

Halkaan waxaa tacsi tiiraanyoleh ka diraya.

Anigoo ah Axmed Oriye Diirshe

Xaawo Oriye diirshe iyo seygeeda Ali Warsame

Madiino Oriyoe diirshe

Beelo Oriye diirshe iyo Seygeeda Ciise Maxamuud Ali

Cabdirizakh Oriye diirshe

Xaliimo Oriye diirshe iyo Seygeeda sulub muuse

Maryan oriye diirshe

Cisman oriye Diisrshe

Xaliimo Axmed shire, cismaan cilmi xirsi iyo dhamaan caruurtooda

Naasir Oriye diirshe

Nuur Oriye Diirshe

Xakiibo Oriye Diirshe

Hooyo Madiino Jaamac Yare

Cabdulqaadir cabdi Diirshe

Shugri Maxamud Diirshe

Farax Maxamud Diirshe

Xaawo Maxamud diirshe

muuse cabdi diirshe

cabdul Cabdi diirshe

cali cabdi diirshe

 

Dhamaanteen waxaan

dhamaanteen Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa  Reer Xaaji Maxamed diirshe iyo dhamaan reerdiirshe cade meelkasta oo ay joogaan  geeriyooday  ku timid  marxuum Adeer Xaaji maxamed diirshe

illahaywaxaan uga baryeynaa inuu kitaabkiisa midigta kasiiyo jano fardowsana kawaraabiyo AAminnnnnnnnnnnnn AAminnnnnnnnnnn

 

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news