|

TAHNIYAD DHALASHO

 

Tahniyad Dhalasho oo ay dirayaan Jaaliyada reer Galmudug ee dalka Malaysia iyo rer masar iyo sweden.

Dhamaan shacabka iyo ardayda  jaaliyada Galmudug ee ku dhaqan dalka Malaysia waxay tahniyadan farxadaleh u diriyaan  MR: maxamed shariif shekh abdulaahi (xoosh) iyo Marwadisa Ifraax xuseen ibraam oo wiil ugu dhalatay wadanka sweden magalada madaxdisa stockholm  taarikhdu markay ahayd 19/06/2012 saacaduna 19.30 habeenimo  WIILKA  oo  bixiyay  nuur maxamed shariif shekh abdulaahi Waxaanu leenahay ilaaheey haka dhigo Wilkii dadkiisa iyo dalkiisa & dintiisa anfaca amiin amiin amiin.

 

WAXA HANBALYADAN FARXADA LEH SO GUDBINAYA DADKAN KALA AH:

 

  1.  adeer abdulqarir jamac( indhayare) iyo xaaskiisa mama cibaado
  2. eedo xaliimo jaamac (indhayare) iyo dhaman caruurteeda iyo caruurtooda
  3. aabe xuseen ibraahi
  4. hooyo sabaah mahamuud ilmi rooble
  5. maxamed xuseen ibraahim
  6.  zadmo xuseen ibraahim
  7. filsan xuseen ibraahim
  8. fadumo xuseen ibraahim
  9. hana xuseen ibraahim
  10. ibraahim  xuseen ibraahim
  11. ilmi xuseen ibraahim
  12. faiso xuseen ibraahim
  13. hamda xuseen ibraahim
  14. sacdiyo xuseen ibraahim
  15. bilan xuseen ibraahim
  16. shekh maxamed shekh abdulaahi jamaac
  17. maxamed siciid shekh abdulaahi jamaac
  18. maxamed shakuur shekh abdulaahi jamaac
  19. faaid macalin abdinuur  jaama
  20. deeq macalin abdinuur jaamac
  21. fahmo shekh abdulaahi jaamac iyo gabadheeda
  22. ubax shekh abdulaahi jaamac
  23. sahra shekh abdulaahi jaamac
  24. sacdiyo shekh abdulaahi jaamac
  25. safiyo shekh abdulaahi jaamac
  26. canab shekh abdulaahi jaamac
  27. shamso shekh abdulaahi jaamac

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news