Dahabshiil-Gif
 
|

DEG DEG:-Taliyihii Waaxda Socdaalka Diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde oo la Qaarijiyay

Nov 11, 2014   Sida uu ku soo Waramayo Wariyaha Codka mudug uga soo Warama Magalada Muqdisho Samiir Xasan adan  Taliyihii Waaxda Socdaalka Diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde, Maxamuud Cabdi Cadow (Dhabarey), ayaa waxaa goor dhow lagu dilay agagaaraha Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho.

Taliyaha oo watay Sida la sheegay gaari nooca raaxada ah, ayaa waxaa lagu horgooyay gaari kale oo dabley hubeysani ay la socotay, iyagoona Halaa Lagu Qaarajyay

Sarkaalkaan, ayaa ku geeriyooday goobtii lagu weeraray, waxaana halkaasi ka baxsaday dhagar qabayaashii dilka geystay, kuwaa oo aan la aqoon cidda ay ka tirsan yihiin.

Nuur Farah Jiilow oo goobta a agdhawaa ayaa codamudug u shegay in mara uu dila dhacay kadb ay goobta soo gareen ciidamo ka trsan dowlada soomalya

Wxii war ah waan dn soo gdbiyaa haduu alle qadaro
Muqdisho soomaliya

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news