Dahabshiil-Gif
 
|

Ururka Al-Shabaab oo weeraray Buurdhuubo

Al-Shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay madaadiic ku garaacay Degmada buurdhuubo ee Gobolka Gedo aydoona khasaare ka soo gaartay qaar ka mid ah dadka ratidka ah ee sugan deegaankaas.

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa warbaahinta Codkamudug u xaqiijiyay in ururka al.shabaab ay xalay madaafiic ku soo weerareeen degmada buurdhuubo xili idadka deegaankaas intooda badan ay wada jiifeen lamana sheegin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay madaafiicdaas inkastoo wararka qaar sheegayaan in labo qofo ay ku dhinteen madaafiicda ay soo rideen Al-Shabaab

Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Ahlusunna, ayaa horaantii bisshii sedexaad ee sanadkaan ururka Al-Shabaab kala wareegay Degmada Buurdhuubo.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news