Dahabshiil-Gif
 
|

Waa Magaalo Nuuce ah Gaalkacyo Dhageyso Warbxiin ka Hadlaysa Arintas

mmm
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa ah magaalo inta Badan ay Ka Dhacaan Dhibaatooyin Kala Xiliyada Ay Jiraan Colaadaha Waxaana Arintaa ay Saameyn Wayn ku Yeelataa Horumar Gobalka Mudug iyadoona Xiliyada Coladaha Gaalkacyo ay Caan ku Tahay Dagaalo Goos Goos ah oo Mararka Qaar Aan Dabar Go,in

inkastoo Arinta ay Jirto Hadana Abawaanada Gobalka MUDUG Qayb Wayn ayay ka Qaataan Dajinta Colaadaha Soo laab Laabta Waxaana Colaadaha inta Badan ay Hagad Galiyaan Waxbarashada ,Ganacsiga iyo isku Socdka Dadka iyo Duuntada

HADABA :-Wariye Jabriil Cismaan Ilmi oo ka Tirsan Raadiyaha Codkamudug Xaruntiisa Gaalkacyo ayaa Waxa uu Warbxin Kooban ka Diyariyay Saamaynta Cooladaha ay ku leeyihin Horumarka Gaalkacyo

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBXINTA OO DHAMAYSTIRAN

Warbixin Ku Ssabsan Gaalkacyo Somaliya
CODKAMUDUGRADIO-GAALKACYO -SOMALIYA

Nagala Soo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news