Dahabshiil-Gif
 
|

Waa Sidee Nolosha Naafada Deegaanada Galmudug Kunool ”SAWIRO”

5

Naafada ku Nool Deegaanada Galmudug Ayaa xiligaan muujinaya Cabasho Ku Aadan Nolol Xumo Lasoo Daristay Maadaama Aysan jirin Cid Gurmad u Fidisay,Ayagoona Baaq Udiray Hay,adaha Samafalka Ee Ka Hawlgala Deegaanada Galmudug Iyo Qurba Joogta Reer Galmudug in AySoo Caawiyaan

Siyaad Oo Ah Afhayeenka  Naafada Deegaanada Galmudug ayaa waxaa Ka Waramaya Xaalada Nolol Xumo Ee Heysata Naafada ku sugan Deegaanada Gamudug Waxaana Uu Xusay In Mudo Aysan Helin Caawinaad

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

XAFIISKA WARARKA-RADIO CODKAMUDUG

WQ: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news