Dahabshiil-Gif
 
|

Wafdi ka koobnaa madax dhaqameed, jaaliyado iyo siyaasiin ayaa socdaal nabadeed waxay ku soo mareen dhul ballaaran oo ka tirsan Galmudug.

Wafdigaan oo uu horkacayey nabadoonka beesha reer Nimcaale ayaa waxay u amba baxeen maalmo ka hor dhulka miiga iyo tuulooyinka u badan ee dhanka waqooyi bari Gobolka mudug iyagoo sheegay in ay halkaas u aadeen  arrimo Nabadeyn ah waxayna kusoo guuleysteen hawlihii ay u aadeen halkaas waxaana wafdiga ka mid ahaa siyaasiin can ah .aqoonyahan.jaaliyadda dibadda , iyo odoyaal dhaqmeed Kasoo jeeda deegaanka afbarwaaqo ee gobolka mudug .DHAGAYSO CODKA NABADOON DIGSIGALMUDUG1DHAGAYSO CODKA NABADOON DIGSIGALMUDUG1

Wadigaan oo saakay kusoo laabtay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa la kulmay Taakilo wareystay qaar ka mid ah odoyaashii nabadoonada ahaa ugu horreyn Nabadoon Maxamed Axmed Cumar Jeego Xiir ayaa waxaa uu ka warbixinayaa socdaalkoodi iyo waxa ay kala soo kulmeen DHAGAYSO CODKA NABADOONADA QAYBTA 2AADDHAGAYSO CODKA NABADOONADA QAYBTA 2AAD

Sidoo kale Nabadoon C/laahi Yuusuf Guuleed Digsi oo ka mid ahaa wafdiga ayaa wariye Taakilo waxa uu ka wareystay Halka ay soo mareen iyo waxyaabihii u soo qabsoomay intii ay nabadeynta wadeen

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news