Dahabshiil-Gif
 
|

War Dag Dag Ah Xildhibaanada Galmudug oo Xilkii Ka Qaaday Madaxweynaha Galmudug

 

Kulan Ay Cadaado Ku Yeesheen Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug Ayee u Codeeyeen Xilka Qaadista Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.

54 Mudane oo Ka Tirsan Xildhibaanada Galmudug Ayaa Xilkii Ka Qaaday Madaxweynaha Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed.

La Soco Faah Faahin insha Allaah

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news