Dahabshiil-Gif
 
|

Madaxweyne C/qeybdiid oo La Filayo Goordhow inuu kasoo dago Cadaado

FFF

Wararka naga soo gaaraya Magaaalada Cadaado ayaa sheegaya in goor dhow la filayo inuu halkaasi gaaro Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mr. Cabdi xasan cawaale (Qeybdiid).

Diyaarad sida Madaxweynaha oo ka soo kacday magaalada muqdisho ayaa la filayaa inay goor dhow caga dhigato garoonka diyaaradaha degmada cadaado.

Madaxweynaha Galmudug Ayaa Lagu Wadaa inuu Magaalada Cadaado Kulamo Kula Qaatay Masuuliyiinta maamulka ximan iyo xeeb iyadoo lafaliyo inuu usoo gudbo magaalada gaalkacyo oo ay kasocoto soo dhaweenta wafdiga madaxweynaha galmudug

Lasoco Faahfaahin Dheeri Ah insha Allaah

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news