Dahabshiil-Gif
 
|

Wararki Ugu Danbeyay Ciidamada Amison oo ku Sii Jeeda Shabelaha Dhaxe

mmm
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Jowhar iyo Mahadaay, ciidamo Soomaali ah iyo ciidamo ka socda AMISOM, gaar ahaan dalka Burundi ayaa maalamahan ku qulqulayey Shabeellaha Dhexe.

Ujeedka ciidamada dheeraad ah loogu diray Shabeellaha Dhexe, ayaa ah in Dowlada Soomaaliya iyo AMISOM ay Qorsheeyeen weeraro Al-shabaab looga saarayo Degmnooyinka ay weli ka maamulaan Shabeellaha Dhexe.

Al-shabaab ayaa weli gobolka Shabeellaha Dhexe ka Jooga, Degmooyinka kala ah Cadale, Aadan Yabaal iyo Ruunirgood oo xigta xadka Shabeellaha Dhexe la wadaago gobolka Galgaduud

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news