Dahabshiil-Gif
 
|

Wararkii ugu dambeeyay Xiisad Ka Taagan Bariga Gobolka Mudug

 

 

Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaanka Gacma-Fale ee barriga Gobolka Mudug, waxaana uu dhexmaray maleeshiyaad ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.

 

 

Wararku waxay Tilmaamayaan in ay jiraan dhimashada 3 qof oo ah dhinacyada dagaalamay, waxaana wali jirta dhiilo colaadeed.

 

 

Iska horimaadkan hubeysan ayaa u dhaxeeyey dad xoolo dhaqato ah oo ku nool Miyiga Gobolka mudug Waxaana Socda Dadaalo ay wadaan Waxgaradka Labada Dhinac.

Comments are closed

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news