Dahabshiil-Gif
 
|

Wararkii Ugu danbeyay::-kulankii Barlamanka soomalya oo wali laysu mari la,yahay Maanta

tt
Codkamdug muqdisho:: Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u balansanaa in loo qeybiyo Mooshin Xildhibanada qaar ay ka soo gudbiyeen Xukumadda Ra’iisul Wasaare C/wali Sheikh Axmed Maxamed,waxaana la sheegay in Xarunta Baarlamaanka ay ku shiraan uu buuq hareeyay.

Wararka ayaa sheegaya in Xildhibanada qaar ay iskaga baxeen Kulanka,waxaana Xildhbanadasi ka baxay Kulanka Baarlamaanka ay ka Careysan yihiin Mooshinka laga soo gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya

Ciidamo ka tirsan dowlada soomaliya ayaa la soo dhoobay meelaha ku dhaw dhaw xarunta baarlamaanka soomaliya , waxaana laga cabsi qabaa in ay rabshado halkaasi ka dhacaan inta ay socoto doodda.

Arrintan ayaa waxa ay salka ku haysa khilaaf dhawaan soo kala dhex galay madaxweynaha iyo Ra’iisalwasaaraha Dalka

Muqdisho Main Office
By: Samiir xasan adan
Email::Samiirxasan@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news