Dahabshiil-Gif
 
|

Wargayska Xidiga-Maanta oo Warbixin Xasaasi ah ka Qoray isgaarsiinta Ka Hawul Gasha Galkacyo

Untitled

Wargasyka Ka So Baxa Magaalada Galkacyo ee Xarunta Dowlada Galmduug Ayaa Warbixin Xasaasi ah ka Qoray isgaarsiinta ka Hawul Gasha Magalaada Galkacyo isagoona Warbixintaasi wargaysku uu ku soo Qaatay Cadadka 4aad Sabti Feberuary 2013

Wargayska oo ka faaloonay Dhibaatada Shacabka ay ku Hayaan isgaarsiinta Faraha Badan ee ka hawul Gasha Galkacyo aya Waxa uu Ciwaan Uga dhigay Dhibaatada isgaarsinta Galkacyo iyo wareerka ay shacabka ku hayaan .

Bulshada Galmudug Waan ku dhib Qabnaa isgaarsiinta Waxan Qaati bilahi ka Taganahay ku Tumashada Shirkadaha isgaarsiintu ay ku Hayaan Shacabka Xoriyada Marinka Hadalka Magalada Gaalkacyo oo ah Magaalo aad u yar Marka loo eego Caasimada Somaliya ee Muqdisho ayaa waxa ka Hawul gala in ka badan 4 shirkadood oo Xaga isgaarsiinta Hadalka ka Ganacsada kana dhaxeeyo tartan heliada macaamiisha ah waxaana timid oo joogto noqotay Xiliga isticmaalka Aalada loo Yaqaan Mobile ka in Dad badan oo Dhaqaale ku Bixiayy lacagna ku shubtay kararka ina y dhib ku mutaan wicitaaka qofka ay doonayaan waxana shacabka Galakcyo Arintaan ay u Sababaynayan isgaarsiinta Aad ka u liidata ee ka Hawul gasha Magaalada Galkacyo.

Dhibaatada Macaamiisha Shirkaduhu ay ku Hayaan Ayaa keentay in Dadku ay Qaatan Guud Ahan Shirkadaha ka Shaqeeya Galkacyo Kararkooda Madama Aysan ku Kumidoobi Karin shirkkaduhu Hal Xabo oo Tayo leh Dadkana y ka Faaidaystaan Waxana Xliyada Qaaar Galkacyo Caado u Noqotay in Adan Wixi karin Qofka aad u baahn Tahay ayda oo lacagi kaga Buuxdo telphone kaaga taasina ay keentay in ay shacabkuadeegsadan fariin qoraaleed xita mararka Qaar ay suurto gal tahay in uu san Helin Qofka ad u soo Dirttay Msgka .

” ma hasata shirkad hebel iga soo wa bal shirkdan in ay ka roontay” taasina waa mid keentay dadku in ay u guuran hadba shirkad cusub

XIGASHO : WARGAYSKA XIDIGA-MAANTA

BY: samiir xasan adan

Email: codkamudugfm@gmail.com

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news