Dahabshiil-Gif
 
|

Warsaxafadeed:- Ururka Saxafiyiinta Hiil-reporter oo Tacsi u Diray Qarabadii & Eheladii uu Kabaxay Wariye Silver

ww

War- Saxafadeed :::INAA LILAAH WA INA ILAHI RAAJCUUN, Geeridu waa xaq alaha u naxariisto walalkeen Warye Silfar oo dabey hubaysan ay gaalkacyo ku dileen ururka saxafiyiinta hiil-reporter Qaybtiisa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaiya Waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii iy Asxaabtii uu ka Tagay Qaasatan Radio Dajir Waxaanu Ebe Uga Baryaynaa in uu Jano Fardwso Ka Waraabiyo Ururku Waxa uu Maamulka Puntand Ugu Baaqaya in uuu Wax ka Qabto Falalka Nuucan oo kale ah

RR

Muqdisho soomaliya

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news