Dahabshiil-Gif
 
|

Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka Galmudug oo Baaq u Dirtay Wadayasha gadiidleyda Galmduug

imagesCAJLS6F0

Agaasimha Guud ee Wasarada gaadiiidka cirka iyo dhulka galmudug nuur ganaye oo Xalayto u Waraymay Barnaamijka Tusmada Codkamudug ayaa Waxa uu Baaq u Diray Dhaman Gadiidleyda Dowlad Gobedka Galmdug isagoona kula Dar daarmay in ay ilaaliyaan Sharuucda Wadoyinka Deganada Dowlad Gobaledka Galmudug.

Nuur Ganey Agaasimaha Guud ee Wasarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlad Gobaledka Galmduug Ayaa waxa uu Tilmamay in ay jiraan Dad aan Aqoon sida loo Wado Gaadiidka balse Arinkaasi ay sameyen taraafig la socota dhaq dhaqaaqa dadka aan aqoon sida loo wado Gadiidka si loo ilaaliyo Sharuucda u Dhagsan Wsarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlada Galmudug.

Waxa uu Tibaxay in ay Wadaan Qorshe lagu Damacsan yahay in lagu Hormariyo Aqoonta Wadayaasha Gaadiidka ee ku Sugan Deganada Galmudug, Wasarada Gadiidkana ay Dhawan Diyaarinayso leesino la siin Doono Wadayaasha Gaadiidleyda Galmudug .

Ugu Danbeen Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmduug Ayaa waxa uu Baaq u Dray Shaabka Galmdug in ay soo Shegaan Cid kasta oo ay Arkaan in ay dhib u keeni Karaan Amaanka Dowalda Gobaledka Galmudug

Sikastaba Hadalkan ka soo yeeray Wasarada Gaadiidka Ayaa waxa uu Imanaya xili Wasaaradaasi Gudaha Magalada Galkacyo ay soo Dhoobeen Ciidamada ilaalada Wadooyinka ee loo Yaqaano Taraafigada

Wariye: samiir xasan adan

Email: codkamudugfm@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news