Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso::-Wasaarada Haweenka Galmudug oo kulan U Qabatay Haweenka Galmudug

download (2)

 

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Qoyska Galmudug Zaynab Cismaan Xasan Cali Caato ayaa waxaa Kulan Aan Caadi Aheyn Galingii Danbe ee Maanta Waxaa ay La Qaadatay Dhamaan Haweenka ku nool Magaalada Galkacyo ee Xarunta Galmudug.

wasiirada zaynab Ayaa Soo Bandhigtay qorshayaal Wax Looga Qabanaayo Tacadiyada Loo geystay Haweenka Ku nowl Deegaanda Galmudug,
Dhankale Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Haweenka Galmudug Ayaa sheegtay in Dhawaan ee Dalka Dib ugu Soo Laaban Doonto Wasiirka Wasaarada Haweenka Galmudug Faadumo Cabdi Wehliye oo Hada ku Sugan Dalka UK

Mid ka mid ah Haweenka Ka soo qeyb gashay kulanka Ayaa Amaan kala Dul Dhacay Howlaha Wanaagsan Ay Qabatay Zaynab Cato taasoo Iminka Dagmada Hobyo ka Hirlgalisay Xarun ay ku kulmaan Haweenka Dagmadaas.
Sikastaba  Arintan aya waxa ay ku soo beeg maysa Xili Wasaaradaasi ay Horumar ku Tilaabsatay

Halkaan Ka Dhagayso Codka

cod

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news