Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo Faah Faahin Kabixisey Imtixaanaadna sanada 2011/2012
Kormeeraha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Galmudug mudane Cabdiraxmaan Isxal oo uwaramayey Barnaamijka waxbarashada Radio Codkamudug ayaa faah faahin kabixiyey sida Guud ahaan iskoolaadka Gobolada Galmudug ay mar uwad qaatikaraan Imtixaanka sanada 2011/2012 Dhagayso Codka Kormeeraha Guud ee wax barashada Galmudug DHAGAYSO WAREYSIGA KORMEERAHA