Dahabshiil-Gif
 
|

Wasarada Warfaafinta Galmudug oo Shegtay in Wado Qorshayal Kor Loo gu Qadayo Aqoonta Wariyasha Galmudug

Baasto-Raadraac

Wasiirka wasarada warfaafinta galmudug axmad baasto oo waraysi siiyay raadiyaha codkamudg ayaa waxa uu ka hadlay ajandaha wasaarada warfaafinta galmudug ee ku adan sidii kor loogu qaadi laha aqoonta saxafadeed ee wariyasha ka hawul gala deganada dowlad gobaledka galmudug .

Baasto ayaa tilmaamy in ay kulamo muqdisho kula soo qaateen wasaarada warfaafinta dowlada somaliya iyagoona ka wada hadlay sidii las kaga kaashan lahaa tababarada la siinayo wariyaasha ka hawul gala deganada dowlada Galmudug

wasiirka waxa uu tibaaxay kulamadi ay la soo qaateen madaxda dowlada fadaraalka somaliya in ay guulo u soo hooyeen shacabka galmudug waxana sidoo kale uu shegay in ay kulamo kala duwan las oo qaaten xildhibaanada iyo wasiirada galmudug ugu jira dowlada fadaraalka somaliyeed.

sikastaba wasarada warfaafinta galmudug ayaan wali wax tababaro ah u furin saxafiyiinta ka hawul gasha deganada dowlada galmudug.

WWW.CODKAMUDUG.COM

Email: codkamudugfm@gmail.com

Xafiiska Wararka Galkacyo

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news