|

Wasiirka Shaqada Dhalinyara iyo Sportiga Galmudug oo kulan isguyeeray Bahda Sportiga Gobolka Mudug

Sadaq Daahir Mire oo Galabta Kulan Laqaatay Bahda Sportiga Gobolka Mudug ayaa kala Hadlay dhalinyaradii kulanka isugutimid in ay Siiwadaan Dadaalada iyo Kulamada  Bahda Sportiga Gobolku ay yeelanayaan islamarkaana ay Hormariyaan Xiriirka Kubada oo ay dhistaan Maamul tayo leh oo hugaamiyaha mustaqbalka xiririka Dhagayso Codka WasiirkaWasiirka Shaqada Dhalinyarada iyo Sportiga Galmudug Mudane Saadaq

DHAGAYSO WASIIR SAADAQDHAGAYSO WASIIR SAADAQ

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news