Dahabshiil-Gif
 
|

Wasiirka Waraafinta oo magacaabay gudiga dib u eegista xeerka Saxaafadda

mustafWaxaa maanta uu magacaabay Wasiirka  waraafinta Somalia  Mudane Mustaf Sheikh cali Dhuxulow Gudiga farsamada Dib u Eegista Xeerka saxaafada  oo uu xusay Wasiirka  in uu Go.aansaday ka dib markii uu sameeyay la tashiyo badan waxaana Xubno ka ah Dad badankood Khubaro ku ah  Sharuucda saxaafda .

Liiska Xubnaha la Magacaabay ayaa kala ah sida tan

Cabdulaahi Colaad Rooble                                Gudoomiye

Cabdi Raxmaan Yuusuf Cumar {Al Cadaala}       Xubin

Abdi xaaji Goobdoon                                            Xubin

Xuseen xaaji Jaabiri                                                Xubin

Cismaan Cabdulaahi Guure                                Xubin

Muno Cumar Xassan                                           Xubin

Maxamed isaaq mursal                                     Xubin

Maxmed Ibraahim Bakistaan                           Xubin

Liiban Cabdi Warsame                                      Xubin

Malyuun sheikh  Xaydar                                     Xubin

Faarax Cabdi Warsame                                      Xubin

Nimco Xasan cabdi                                           Xubin

Farxiyo Maxamed Kheyre                              Xubin

Ismaaciil Sheikh Khaliif                                    Xubin

Cabdi Risaaq Jaamac                                      Xubin

Yacquub  Maxamed Cabdalle                       Xubin

Wareegtadaan oo uu ku saxiixan Yahay  Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa waxaa lagu amray Xubnaha la Magacaabay  in ay Howsha loo magacaabay u Gutaan  si Hufan  sidoo kale Mas.uuliyiinta Wasaarada ayaa la faray in ay Howsha ku gacansiiyaan Xubnaha Wasiirku Magacaabay.

Codkamudug

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news