Wasiirka Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada Galmudug oo Ciyaar Saaxiibtinimo ufurey Degmada Galdogob iyo Gaalkacyo
Daawo Sawirada Ciyaar dhexmaraysa Xulka Galdogob iyo Gaalkacyo Ciyaarta oo ah mid looga golleeyahay isdhexgalka bulshada Gobolka ayaa waxaa u soo daawasho tagay bulsho aad u faro badan daawo waxa ay ka socotaa Stadium C/laahi Ciise
Daawadayaasha ciyaarta waxaa ka mid ahaa Engineero Ajinabi ah iyo dhalinyaro qurbaha katimid oo ay kamid yihiin Aashito Muxuyadiin C/rsaaq Sarcad iyo CabdiQani Jeenyo





























































