Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Safar Dalka Kenya uu ku tagay ka warbixiyey (Dhagayso)
Wasiirka Waxbarashada Galmudug Mudane Burhaan Warsame Cigaal oo asagoo ku sugan Magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho la soo xiriirey Radio Codkamudug ayaa ka warbixiyey waxa oga soo qabsoomay safarkii Dalka Kenya uu ku tagay Dhagayso Wareysiga Wasiirka Waxbarashada Galmudug DHAGAYSO WAREYSIGA WASIIRKA

viva walaalkey burhan ragan oo kale ayan u bahanahay yar yar oo daacad oo dhexda u soo xirtay caawinta dhalintooda colaadu dishay ee uma baahnin tuugada cabdiyaal iyo dabinkey sacad u qoolaan maalin kasta ala ha naga qabto amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin