Dahabshiil-Gif
 
|

Wasirada arrimaha gudaha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi.Sawiro

Wasirada arrimaha gudaha ee kenya iyo Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshan Magaalada Nairobi ee dalka kenya,iyadoo kulankaas looga hadlay xaalada dadka soomaalida ee ku xiran xabsiyada Nairobi.

Wasiirka arrimaha Gudaha kenya ayaa u sheegay Wasiirka Soomaalida in aan la bahdili doonin dadka tirada badan ee la soo qabqabtay balse sharci daro ay ku joogan kenya,wuxuuna intaas ku daray wasiirka kenya in Somaliya loo celinaayo. kuwa sharci AMA waraaqaha qaxootiga haysta waa la sii daynayaa.

Danjiraha Soomaaliya kenya Maxamed Cali America oo goobjoog ka ahaa kulankan ayaa sheegay in isaga iyo Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ay booqan doonaan meelaha ay ku xiran yihiin dadkaas.wasii

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news