Dahabshiil-Gif
 
|

Xaalada Deeganada Bariga Mudug oo Dagan Kadib Dagaalo Shalay Dhexmaray Maleeshiyaad Galmudug iyo Puntland Ah

Waxaa Maanta Dagan Xaalada Deeganada Bariga Gobolka Mudug oo Shalay Ay Ka dhaceen Dagaalo Culus oo udhaxeeya maleeshiyaad kala Taabacsan Galmudug iyo Puntland,Waxaana Dagaalkaasi uu Geestay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Ah.

 

Ururada Bulshada iyo Maamulada Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland Ayaa Baaqyo Nabadeed Warbaahinta isku Mariyay iyadoo Deeganadasi Miyiga Ahna Ay Ku Wajahan Yihiin Gudigii Loo Xilsaaray Nabada Gobolka Mudug ee Labada Maamul Ka Koobnaa.

 

Wararkii ugu dambeeyay ee aan helayno ayaa sheegaya in Xaalada deeganasi ay maanta dagan tahay islamarkaana ay socdaan dadaalo nabadeed oo lagu dajinayo xiisadaasi

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news