Dahabshiil-Gif
 
|

Xaflad isugu jirta soo dhawayn, Amaal marin iyo Horumarka Hobyo

Xafladaan oo ay sameeyeen Maamulka Degmada Hobyo oo loogu talo galay soo dhaway Wafdi uu Hogaaminayay M/Kuxigeenka Galmudug Mudane Cabdi Samad Nuur, shahaadooyinna lagu Gudoonsiiyay Cabdi Casiis Xogolof iyo Qalabxoor. Sidoo kale waxaa kamid Video ga Horumarka ay gaartay Magaalada Hobyo iyo dalxiisayaal kusoo badanaya. Daawasho wacan.

 

cod

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news