|

Xaflad Lagu Caleemo saarayo Suldaan Muxiyadiin Cilmi Fagaas

 

 

Xafladaan oo ah mid aad u balaaran laguna Caleemo saarayo Suldaan Muxiyadiin Cilmi Fagaas islamarkaana ay ka qayb galeen dhamaan madaxda Galmudug, Madax iyo odaydhaqan ka socda maamulka Puntland ,Mas’uliyiin kasocota Dowlada Soomaaliaya, aqoonyahano, ganacsato, dhalinyaro odayaal, jaaliyada dibada, iyo madaxada ururada bulshada, galmudug ayaa sitoos ah hada oga socota iskuulka c/laahi ciise goor dhow ka dhagayso Radio Codka mudug kana Daawo TV Codkamudug kan daalaco Codkamudug.com

 

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news