Xaflad Lagu Soo Bandhigayay Muuqaal Laga Soo Duubay Kormerkii Ay Samaysay Dawlada Galmudug oo ka dhacay Galkacyo +sawiro
Xaflad si Heer sare ah loo soo Agaasimay isla markana ay ka soo Qayb Galen Mas,uuliyin ka tirsan Dawlad Gobaledka Galmudug, Bahda Waxbarshada, Bulshada Galmudug iyo Odaysha Dhaqanka Galmudg Ayaa Wax ay ka dhacday Hotelka Anbassy ee Magalada Galkacyo.
Xafalada oo ahyd Mid lagu Soo Ban Dhigayay Muuqal laga soo Duubay Kormeerkii laga duwanaa ee ay samenayan Wafdigi Madaxwaynaha Galmudug uu Hogaaminayay Aya ugu Horen Waxa Halkaasi ka hadlay Madaxwayne ku xigenka Galmudug C/ Samad Nuur Gulled isagona Shegay in ay Tahay Guul tarikhi ah oo u soo Hoyatay Shacabka Dawlada Gobaledka Galmudug .
Dhanka kale Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Galmudug c/qaadir cali jaamac qalabxoor oo Qayb ka aha Wafdigi Kormeerka Samaynayay Aya Shegay in ay Nasiib u Tahay in uu ka qayb Galo kormeerkii tarikiga aha isla markana ay Indhahoda ku Soo Arkeen Dhibaatooyin Kala duwan oo ay ku nool yihin Shacabka Dawlad Galmudug
Sikastaba Soo Bandhigista Muqaalada laga Soo Dubay Kormeerkii uu Samaynayay Madaxwaynaha Galmudug Ayaa Waxa uu imanaya xili Madaxwaynaha uu Safar Shaqo Dalka uga Maqan yahay .
W/Q/ samiir xasan adan




