Dahabshiil-Gif
 
|

Ximan iyo Xeeb:Shirku inuu Cadaado ka dhaco waxba kama Harin”

Ximan

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in ay hadda Dhankooda Diyaariyeen Kaalintii ay ku lahaayeen Maamul u Sameynta Gobollada dhexe ee Dalka.

Maxamed Xaaji Xuseen Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa uu sheegay in Dhankooda ay dhameystireen Kaalintoodii, halka hadda ay u Fadhiyaan ay tahay DFS oo la Wareegtay Qorshaha Maamulka iyo Dhaqaalaha lagu dhisayaba.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

XAFIISKA WARARKA-RADIOCODKAMUDUG

WQ: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news